Su'aalo Diini Ah

Su'aalo Diini Ah Media

11/01/2025

Wacdi iyo Dardaaran | Sh Maxamed Xoosh

11/26/2024

Maxey tahay Arinta Dhexmartay Sh Umal Iyo Madaxweyne Farmaajo Arin Dad Badan Ogeyn🙂

Ku dhawaad 50 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku qar qoomay Xeebta u dhaxaysa Gaarisa Kenya iyo Jasiirada Madagascar hal...
11/26/2024

Ku dhawaad 50 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku qar qoomay Xeebta u dhaxaysa Gaarisa Kenya iyo Jasiirada Madagascar halkaas oo ay qorshaynayeen inay uga sii gudbaan Dalka Faransiiska balse qadarka alle ayaa ka hor maray oo dhamaantood waa geeriyoodeen kadib markii ay Badda dusheeda saarnaayeen wax ka badan 20 Caano maal, Gaajo, Gurmad la'aan iyo silac ayey u dhinteen.

Sawirka hoose waa Maydadka ku dhawaad 50 dhalinyaro ah oo Badu soo tuftay, ilaahay how naxariisto, Waa musiibo wayn tani!

11/26/2024

Arooryo Suuban || ILAALI SALAADDA 🙂
Qofka Doonaya Sakaraadku in uusan dhibin ama Towxiidku Seegin ha ilaaliyo Salaadda.

11/26/2024

Bal Baadarigan warkiisa 👇👇👇
Islaamka ayaa dunida qabsan doona. 🙂

Sii faafi walaal. dheh
゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシ

11/24/2024

Bal Yaab kana Eeg 😢🙂

11/23/2024

Maalin kasta qalab cusub ayuu iyada darteed u sameeyaa, heer ay gaadhay maanta in ay meel kori karto. Illaahay inantiisa ha u caafiyo, isagana xoogga ha u barakeeyo. ❤️

Ninkan waxa aan siin lahaa biladda aabaha adduunka ugu wanaagsan. Sababta oo ah gabadhiisa yar oo uu ku dhacay xanuun dhanka muruqyada ah ayuu u sameeyaa hadba qalab uu ku caawinayo. Ninkaasi waa farsamo yaqaan alaabkasta samayn karee aan dhiirrigelino oo wax ka iibsano. Illaahay garabkiisa ha galo. ❤️
https://youtube.com/-12?si=E_Q0RBwisLDOzq0q

11/23/2024

"40 Beri Ruuxu Hadduu Suufiyo la socdo Caqligiisu usoo Noqon Maayo " Sh Umal

Sheekh Gabadh ayaanu go’aansanay  in aanu is guursano waxaanan ku heshiinay in ay Kharashka guurka oo dhan ay iyadu bixi...
11/23/2024

Sheekh Gabadh ayaanu go’aansanay in aanu is guursano waxaanan ku heshiinay in ay Kharashka guurka oo dhan ay iyadu bixiso,

Sheekh Maxay diintu ka qabtaa?

Jawaabta Sheekha:-

Gabadhu hadii ay ninkeeda wax siiso iyadaa ku Ammaanan waana wax wanaagsan,

Adigana hadii ay kaa furatay waa caadi waana wanaag.

Subax Wanaagsan 🖐

11/08/2024

5ta Shay ee Soomaalida la Haray, Kitaabkoodana Ka Fogeeyey | Sh Axmed Yuusuf Daad

Address

Regina, SK

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Su'aalo Diini Ah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share