04/04/2022
Soo dhawaada Kuna Soo dhawaada Machadka Han-maal
Han-maal Online Academy wuxuu Kuu Hayaa Coursooyin Aad Muhiim U Ah Oo Ku baxayaaan Luqada Afka soomaaliga Ah Courseska aan Hayno Waxay Kala Yihiin
1. Nursing
2. Accounting and Finance
Principle of accounting one (Financial accounting one)
3. Ethical Hacking
-basic python programming language ,
-basic JavaScript programming language Oo Hal course dhamaystiran ah
4. C++ programing language.
5. Vedio Editing Premier Pro 2021
6. QuickBooks desktop
7. English Basic To Advanced
Waxaa Kale oo jiri Doona Courses kale Oo Aan dib kasoo Shaacin Doono Waxaan qaadan Doonaa Tiro Xadidan Hada is Diiwaan-gali Si aad isku diiwaan Galisid Gal Groupkaan Hoose