Ahmed Shaakir

Ahmed Shaakir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Shaakir, Toronto, ON.

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜…๐—ฑ๐—ผ ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐˜€?Waxaa soo baxayaa warar hoose oo sheegaaya in mad...
01/19/2026

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜…๐—ฑ๐—ผ ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐˜€?

Waxaa soo baxayaa warar hoose oo sheegaaya in madaxweyne Cirro tagaayo Taraa'ib, kasibana usii dhaafaayo Washington si uu u saxeexo heshiiska ๐—”๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐˜€ isaga oo garab fadhiya Trump iyo Netanyahu.

Heshiiska ๐—”๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐˜€ maaha mid diblomaasiyadeed oo kaliya, balse waa dallad weyn oo Maraykanku hormuud ka yahay, taas oo isku xidhaysa Israa'iil iyo dawladaha Carabta iyo Islaamka ee doonaya nabad, horumar dhaqaale, iyo iskaashi amni oo ka dhan ah khataraha gobolka.

Haddii Somaliland ay si rasmi ah ugu biirto heshiiskan iyada oo joogta Aqalka Cad, waxay ka dhigan tahay in qaddiyadeedu ay ka gudubtay heer gobol, kuna biirtay safka h**e ee danaha istiraatiijiyadeed ee Maraykanka iyo xulafadiisa dunida ugu awoodda badan.

Dheefta ugu horraysa ee Somaliland ka helayso saxeexan waa helidda Ictiraaf Buuxa oo ka yimaada Maraykanka, kaas oo dhabada u xaadhaysa aqoonsi sharci ah oo dhamaystiran.

In Madaxweynaha Somaliland uu soo garab fadhiisto Madaxweynaha Maraykanka isagoo saxeexaya heshiis caalami ah, waxay dunida u sheegaysaa in Somaliland tahay dal madax-bannaan oo awood u leh inuu galo axdi heer caalami ah.

Tani waxay gabi ahaanba meesha ka saaraysaa sheegashada Muqdisho, maadaama Maraykanku uu si toos ah ula macaamilayo Hargeysa sidii saaxiib muhiim ah oo qayb ka ah dhisidda nabadda Bariga Dhexe iyo amniga marinnada caalamiga ah ee badda.

Dhinaca dhaqaalaha, ku biirista Heshiiska Ibraahim waxay Somaliland u furaysaa albaabbada maalgashiga ee Dhaqaalaha Tiknoolajiyada. Somaliland waxay helaysaa kaalmo toos ah oo dhinaca difaaca, tignoolajiyada beeraha, iyo tamarta oo ka imanaysa Israa'iil iyo Maraykanka.

Sidoo kale, bangiyada ugu waaweyn adduunka iyo hay'adaha maaliyadda ee hoostaga Maraykanka ayaa awood u yeelan doona inay xafiisyo ka furtaan Hargeysa, maadaama Somaliland ay hadda ka mid tahay "

Hรธjlund & McTominay Heestii baa u daaranKa raystay Bukaanadii baraarugayoo Ilbaxay ๐Ÿ˜Sereie A baa U kala Kacsan Top of th...
09/16/2025

Hรธjlund & McTominay
Heestii baa u daaran
Ka raystay Bukaanadii baraarugayoo Ilbaxay ๐Ÿ˜
Sereie A baa U kala Kacsan Top of the table
Walibana Hรธjlund kulankiisii ugu h**eeyay ee u saftay Kooxda Durba Goal kiisii ugu h**eeyy ayuu u dhaliyay.

Man Utd Dhibaatadu Xagay ka haysataabaad is leedahay? ๐Ÿ˜

RASMI: Jude Bellingham ayaa ku soo laabtay Squed ka Madrid isagoo qeyb ka ah kooxda Caawa Wajahaysa dhigooda Marseille k...
09/16/2025

RASMI: Jude Bellingham ayaa ku soo laabtay Squed ka Madrid isagoo qeyb ka ah kooxda Caawa Wajahaysa dhigooda Marseille ka dib qaliin garabka ah.Eduardo Camavinga, ayaa sidoo kale soo laabtay.

Madrid ๐Ÿ”ฅ

Mikel Arteta hadii uu season kan Squad kan PL Ama UCL ku qaadi waayoKaliya waxa u banaan Dariiqii ay MareenBruce Rioch ,...
09/12/2025

Mikel Arteta hadii uu season kan Squad kan PL Ama UCL ku qaadi waayo
Kaliya waxa u banaan Dariiqii ay Mareen
Bruce Rioch ,Unai Emery iyo Qaar Kaloo badani

Madaxweynaha kooxda Sporting CP ayaa soo saaray bayaan kulul oo ku saabsan xaaladda Gyรถkeres ๐Ÿคฏ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ—ฃ๏ธFrederico Varandas : Gy...
07/12/2025

Madaxweynaha kooxda Sporting CP ayaa soo saaray bayaan kulul oo ku saabsan xaaladda Gyรถkeres ๐Ÿคฏ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ—ฃ๏ธFrederico Varandas : Gyรถkeres ma uusan soo xaadirin tababarka xilli-ciyaareedka Cusub mar kale maantaโ€ฆ

waxaanu madaxweynaha Sporting, Frederico Varandas, uu kaga hadlay wadahadalka Arsenal.

Wuxuu yidhi:

โ€œHaddii aysan diyaar u ahayn inay bixiyaan qiimaha lagu burburin karo Viktor, anaga Sporting ahaan aad iyo aad baan uga raalli nahay in uu nala sii joogo saddexda sano ee soo socota.

Wuxuu intaas ku daray:

โ€œXaaldani waxay sidoo kale ka sii dhigaysaa mid adag in ciyaaryahanku uu baxo, sababtoo ah cid ka weyn danaha kooxda ma jirto โ€” cid kastaba ha ahaatee.!

Wuxa kaloo uu Yidhi:

โ€œAnnagu wax walwal ah k**a qabno xaaladdan,, Wax walba waxan Xalin doonaa Marka uu xidhmo suuqa kala iibsigu, iyadoo ciyaaryahanku mutaysan doono Ganaax sidoo kale uu soo dalban doono Cafis.

Waxaa muuqata in Sporting aysan marnaba ogolaan doonin qiimo ka hooseeya midka ay ku rabaan Viktor Gyรถkeres.

Xataa 1$ ka daynmayno Arsenal ayuu taaganyahay Frederico Varandas ๐Ÿ˜‚

๐Ÿ”ด Manchester UnitedKabtanka kooxda, Bruno Fernandes, ayaa diiday dalab weyn oo uga yimid kooxaha Sacuudiga. Utd ayaa had...
06/03/2025

๐Ÿ”ด Manchester United

Kabtanka kooxda, Bruno Fernandes, ayaa diiday dalab weyn oo uga yimid kooxaha Sacuudiga. Utd ayaa hadda ku hawlan oo diiradda saareysa inay la soo saxiixato Bryan Mbeumo oo ka tirsan Brentford.

Real Madrid ayaa si toos ah ula xidhiidhay kooxda Benfica si ay uga hesho ciyaaryahan Carreras! ๐Ÿค๐Ÿ”œโœ… Wadaxaajoodka labada...
05/28/2025

Real Madrid ayaa si toos ah ula xidhiidhay kooxda Benfica si ay uga hesho ciyaaryahan Carreras! ๐Ÿค๐Ÿ”œ

โœ… Wadaxaajoodka labada kooxood waa uu socdaa.
โœ… Ciyaaryahanka Carreras h**ey ayuu heshiis ula gaaray Real Madrid โ€” wuxuuna doonayaa in uu xidho funaanadda Los Blancos!

๐Ÿ‘€ Labada koox waxaa la filayaa inay isla meel dhigaan qiimaha ciyaaryahanka maalmaha soo socdaโ€ฆ

๐Ÿ‘‰ Sidee u aragtaa Carreras inuu kusoo biiro kooxda Real Madrid?
Comment-ka noogu reeb! โšช๏ธ๐Ÿ”ฅ

05/24/2025

Leo messi Waxa lagu yidhi Goal kii ugu quruxda badnaa ee aad Barcelona u dhaliso Ama Aad waayahaagaba dhaliso Ma noo sheegi kartaa?

Goal kan ayaa ah ah buu leeyahay kii ugu quruxda badanaa ee aan dhaliyo Abid.

Waa kii uu ka dhaliyay Man Utd Final kii Champions league ga 27 May 2009

Ugu Danbayn Napoli Ayaa ku guulaysatay Horyaalkeedii 4 aad Taariikhda ๐Ÿ’™
05/23/2025

Ugu Danbayn Napoli Ayaa ku guulaysatay Horyaalkeedii 4 aad Taariikhda ๐Ÿ’™

05/23/2025

Wakhti Xaadirkana Napoli Ayaa ah Chanpions ka Italia๐Ÿ”ฅ

Serie A Naaar Naar ๐Ÿ˜

WHAT A GOAL. WHAT  A  FINISH SCOTT MCTOMINAY.๐Ÿ”ฅ Kan oo Kale miyaa la Fasaxaa United eey ๐Ÿ™‰Napoli 1 Cagliari 0๐Ÿ”ฅ
05/23/2025

WHAT A GOAL. WHAT A FINISH

SCOTT MCTOMINAY.๐Ÿ”ฅ Kan oo Kale miyaa la Fasaxaa United eey ๐Ÿ™‰

Napoli 1 Cagliari 0๐Ÿ”ฅ

05/23/2025

Wakhti Xaadirkan Inter waa Champions ka Italia

Napoli ๐Ÿ‘€

Address

Toronto, ON
L4KTOM9W

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Shaakir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share