Onkad Babuuu

waxaan halkaan hambalyo oga dirayaaArdayda ka Qalin badalatay Sayid Omar technical and vocational school waxaan idiin le...
25/01/2024

waxaan halkaan hambalyo oga dirayaa
Ardayda ka Qalin badalatay Sayid Omar technical and vocational school waxaan idiin leeyahay horumar iyo heersaraba gaara, farsamooyinka aad barateenna kuwa nolashiina wax kabadala allaha kadhigo

Daawo waad kafaa iidaysaa insha allah
26/07/2023

Daawo waad kafaa iidaysaa insha allah

29/03/2023

Sayd Omar waa xarun lagu barto farsamada gacanta oo kutaal magaalada kismaayo gaar ahaan xaafada guulwade

25/03/2023
25/03/2023

Barnaamijka Barbaarta kala soco Jubbaland TV, caawa 8:00 PM.

Waraysi ay siiyeen tvga jubbaland, qeyb kamida ardada, maamulka iyo macalimiinta dugsiga farsamada gacanata ee Sayid Oma...
23/03/2023

Waraysi ay siiyeen tvga jubbaland, qeyb kamida ardada, maamulka iyo macalimiinta dugsiga farsamada gacanata ee Sayid Omar School

22/03/2023

Ramadan kariim caawa waa
Habeenkii 1AAD
ee Bisha soon

20/10/2022

Barnaamijka waadiga aqoonta ee 7aadlaha ooga baxa TVga jubbaland oo maantay booqosho nooguyimid xarunta schoolka SAYID OMAR oo Kuyaala magaalada kismaayo gaar ahaan xaafada guulwade.
Schoolkaan oo si bilaash ah waxloogu baro bulsha weynta kunool jubbaland gaar ahaan magaalada kismaayo.
Qaybahooda kaladuwan, sida caruurta agoonta ah, kuwa danyarta ah, dadka qaba baahiyaha gaarka ah sida curyaamada, indhoolaha, dhagoolaha, kuwa dhimarka la' iyo qaybaha kala duwan ee farsamooyinka gacanta laga qabto
sida: harqaanka, dharkariska, cilaanka, make upka, iyo computerka.
Waxaan ooga mahad celinaynaa bahda TVGA jubbaland iyo suxufi ayaanle aadan axmed oo lahaa diyaarinta iyo diyaarinta barnaamijkaan.

Lido Mogadishu
27/10/2020

Lido
Mogadishu

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Onkad publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager