02/05/2026
“Sheekada Ku Qarsoon Ganacsigaaga”
“Ma ogtahay sababta ay ganacsiyo badan u fashilmaan… xitaa iyagoo leh adeeg fiican?
Ma ahan sababta si aad u maleyneyso…
Runtu waa hal shay: *Dadku ma arkaan sheekadaada!
Halkani waa **Muuqaal Media** meesha sheekooyinka ganacsiyada ka dhigta kuwo guuleysta.”
“Ganacsiyo badan waxay ku mashquulaan oo kaliya iibinta…
Laakiin ma dhisaan xiriir ka dadweynaha.
Waxay soo ban dhigaan sawiro… qiimo… kadibna way sugayaan in uu gacansigu U bulaallo.
Laakiin ma ahan sidas ?
Dadku mel kasta wax k**a iibsadaan balse waxay ka iibsadaan *Ganacsiga sheekadiisa soo bandhiga*
**Muuqaal Media** wuxuu kaa caawinayaa inaad sheekadaa da si sax ah u gaarsiiyo.” Halka ku haboon.
“Ka fikir ganacsi yar oo bilow ah…
Ma lahayn budget weyn…
Laakiin markii markii wada shaqeyn ay dhex martay **Muuqaal Media**:
– Wuxuu bilaabay inuu sheekadiisa soo bandhigo
– Wuxuu muujiyay caqabadihiisa
– Wuxuu tusay sababta uu u jiro
Maxaa dhacay?
Dadku way la xiriireen… kalsooni ayay heleen… halka iibkuna uu kordhay.”
“Halkaan ayuu ka soo galayaa Ganacsigaaga – **Muuqaal Media**.
Waxaan kaa caawinaynaa:
✔️ Inaad soo bandhigto sheekada dhabta ah ee ganacsigaaga
✔️ Inaad sameyso muuqaal soo jiidasho leh
✔️ Inaad gaarto dadka saxda ah adigoo adeegsanaya Facebook & Instagram Ads
**Muuqaal Media** ma sameeyo oo kaliya xayeysiin…
Waxaan dhisnaa *brand dadka qalbigooda gala*.”
“Haddii aad la shaqeyso **Muuqaal Media**, waxaad heli doontaa:
🔥 Macaamiil cusub oo joogto ah
🔥 Kalsooni iyo sumcad sare
🔥 Iib ka Oo kordha
🔥 Iyo ganacsi leh sheeko dadkaDareen kooda la falgasha.
Ganacsigaaga ma ahaan doono mid caadi ah…
Wuxuu noqon doonaa mid ay dadku xusuustaan.”
“Haddii aad rabto in ganacsigaaga laga sheekeeyo…
Haddii aad rabto in dadka ay ku doortaan adiga…
La xiriir **Muuqaal Media** maanta.
Aan ka dhigno ganacsigaaga mid leh sheeko la iibsan karo.