somaliwen.TV

Anrufen Wegbeschreibung Website Service kontaktieren

somaliwen.TV Somaliwey.tv is an independent media platform covering important events in Somalia. fadein began cid gear ah lidi puma than

15/10/2026

maxaad ii Jeceshahay Maxaadse Ii Neceb tahay?

14/10/2026

Haddii dowladdu sharci-darro tahay, sida ay xildhibaannadu sheegayaan, haddaba su’aashu waxay tahay: iyagu sharci ma yihiin? Mise sharcigu wuxuu shaqeeyaa oo keliya marka uu danahooda ku jiro?

14/10/2026

xariir ahmed oo Qaab Somaliyeed Diray

14/10/2026

waxii hees somalilnd loo Qaaday somaliya lasiinaa tolow

12/10/2026

cali Gar Leh Caydiid Gar Leh

12/10/2026

Matabaan: Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo waddada xiray mushaar la’aan darteed.

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ee Matabaan ayaa waddada xiray, iyagoo laamo geed ah dhigay bartamaha laamiga, taasoo hakad gelisay isu socodka gaadiidka.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii ay waayeen mushaarkoodii taasoo ku qasabtay inay qaadaan tallaabo ay ku muujinayaan cabashadooda

11/10/2026

maxaa iga qariseen muqalkaan

11/10/2026

Xaaladda dalkeennu maalinba maalinta ka dambaysa waxay kusii siqaysaa meel halis ah. Waxaa isa soo taraya caqabadaha siyaasadeed iyo hubanti la’aanta mustaqbalka dalka,

10/10/2026

waxii ku dhacay mala yaabtay allaha u booga dhayo

10/10/2026

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa dhammaan walaalihii ila dareemay, ila wadaagay aragtidooda, faallooyinka dhiirrigelinta

Adresse

Berlin
NEIN

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn somaliwen.TV etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an somaliwen.TV senden:

Verknüpfungen

Teilen