FahanTv

FahanTv Waxaan soo gudbinaa warar xaqiiq iyo xikmado faaiido u leh naftaadahttps://www.facebook.com/kalsooni1

30/03/2026

Ciidankii lafta gareen oo nolosha lagu qabtay waxaana lageeyay meeĺ amaan ah.

30/03/2026

DEG DEG : Ciidankii lafta gareen oo baxsad ah

30/03/2026

Ciidamadii lafta gareen oo la arkay iyagoo kusoo cararaya gudaha magaaada
Dowlada soomaaliya ayaa sheegtay in aan la dhibaateen doonin.

Ciidankii dowlada ayaa gudaha u galay baydhabo waxaana lasoo warinayaa in ciidankii koonfur galbeed ay soo faarujiyeen f...
30/03/2026

Ciidankii dowlada ayaa gudaha u galay baydhabo waxaana lasoo warinayaa in ciidankii koonfur galbeed ay soo faarujiyeen furamahii lagu dagaalamay

29/03/2026

Warar ayaa sheegaya in lafta gareen oo ka baxay baydhabo

27/03/2026

Ciidan xoogan oo baydhabo kusii jeeda

16/03/2026

Madaxweyne Trump ayaa Ku Hanjabay inuu Ciqaabi doono NATO hadii aysan Maraykanka ku Gargaarin dagaalka Iraan.

10/03/2026

Iran waxay gantaal ku dhufatay xarunta mosssad ee talaabiib.

09/03/2026

Dhacii ugu arxanka darnaa aan arko
Hooyo canug yar wadato ayaa tuugo telfoon ka dhaceen iyadoo leh agoon ayaan ahay waa xoolo agoon 😢 😭

Iran ayaa xalay weerartay waaxda Tamarta daaqada Isra**l waxaana gabi ahaan hawada ka baxay layrarkii iyo korontadii Tel...
09/03/2026

Iran ayaa xalay weerartay waaxda Tamarta daaqada Isra**l waxaana gabi ahaan hawada ka baxay layrarkii iyo korontadii Tel aviv,taasoo ka dhigan in Aanan godadka hoose lagusii jiri karin.

Tani waxay la mid tahay Shini God isugu ururtay oo Geedo-Geedo qaacaya lagu shiday taasoo ay qasab tahay in Shinidu banaanka usoo firxato iyadoo alaalaxsan.

Isra**l Shacab iyo Askarba godad dhulka hoostiisa ah ayay wada gali jireen lkn godkii oo bilaa koronto ah Qabri aduun waxba ma dhaamo waana kuqasbanyihiin ineey dhulka hoostiisa dib ugasoo cararaan.Dagaalkii Marekanku ku qaaday Iran oo uu awood walba adeegsaday wuxuu umuuqdaa Iyadoo Waraaboow la iska daweeynayo oo uu Furuq-na Yimid.

09/03/2026

Maraykanka ayaa ugu baaqay shaqaalihiisa ka hawlgala safraadda uu ku leeyahay Riyaad in ay ka baxaan.

Adresse

Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von FahanTv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen