Akram Abdi hure

Akram Abdi hure haka quusan naxariista rabi

21/03/2026

IIRAAN ayaa hadda jebisay nidaamka difaaca cirka ee Israel (Iron Dome) waxayna garaacday xarun nukliyeer ah oo Israel leedahay. Dagaalku hadda si buuxda ayuu isu beddelay.

Maxaa xiga hadda marka Iiraan ay garaacday xarunta nukliyeerka Israel?

Halkan waxaa ku xiga talaabo talaabo:

🔴 Talaabada 1 — Israel waxay wajahaysaa go’aankii ugu khatarta badnaa taariikhdeeda
Dimona ma aha oo kaliya dhisme, waa barnaamijka nukliyeerka.In la garaaco waxay ka dhigan tahay Iiraan inay leedahay: “Waxaan gaari karnaa wixii aad u maleynaysay inaan la gaari karin.”

🔴 Talaabada 2 — Golaha dagaalka Israel waxay ka doodayaan “Samson Option”
Tani ma aha aragti kaliya, hadda waa xaalad dhab ah.
Haddii Iiraan ay garaaci karto Dimona, waxay keeni kartaa musiibo shucaac leh, Taasi waa halis jiritaan keeda leh,

🔴 Talaabada 3 — Iiraan si ula kac ah ayay u sii kordhinaysaa xaaladda
Ma joojinayaan. Weerar kale (Wave 71) ayaa iman doona.
Iiraan waxay rabtaa inay kiciso carada isreal iyo maraykan oo ay jawaab nukliyeer ah bixiiyan— ama ay muujiso in Israel aysan isticmaalin hubka nukliyeerka.
Labada xaaladoodba waxay u adeegayaan Iiraan.

🔴 Talaabada 4 — Haddii Israel AANAY ku jawaabin hub nukliyeer ah
Iiraan waxay ku guuleysanaysaa doodda cabsi-gelinta (deterrence).ee nukliyeer
Dal kasta oo daawanaya wuxuu baranayaa in hubka nukliyeerka uu yahay wax la iska haysto
Nidaamka caalamiga ah ee cabsi-gelinta nukliyeerka wuu burburayaa.

🔴 Talaabada 5 — Haddii Israel AY isticmaasho hub nukliyeer ah
Dalalka Khaliijka, xulafada NATO, iyo quwadaha waaweyn ayaa isla markiiba soo faragelin doona.
Dagaalku wuxuu noqonayaa mid caalami ah 48 saac gudahood.

🔴 Talaabada 6 — Suuqa dhaqaalaha wuxuu yeelan doonaa falcelin taariikhi ah
Saliiddu waxay gaari kartaa $200. Dahabku $4,000.
Bitcoin wuxuu dhici karaa ama si weyn u kici karaa haddii nidaamka lacagaha caadiga ah (fiat) burburo.
Cidna si dhab ah uma oga — taasina waa khatarta.

🔴 Talaabada 7 — CENTCOM xal cad uma hayan
Waxay sheegteen inay burburiyeen kumanaan bartilmaameed oo Iiraan le tahay.
Haddana Iiraan waxay garaacday xarun nukliyeer.
Sheekadii ahayd “waan guuleysaneynaa” hadda way beenoowday.

Su’aashu ma aha in xaaladdu sii kacayso ee
Su’aashu waa: ilaa intee ayay gaari doontaa?

WQ:Deeq Gessod

Saluu calaa nabiyinaa Mohamed SCW❤️❤️❤️
09/02/2026

Saluu calaa nabiyinaa Mohamed SCW❤️❤️❤️

07/02/2026
07/02/2026

Romero aya iskaga nastay Casimero wana casaankisa 2-ad xili ciyaaredkan ee premier league.

Romero aya seegi doona 4 kulan Premier league
Newcastle (h)
Arsenal (h)
Fulham (a)
Crystal Palace (h)

06/02/2026
06/02/2026

Allah hakala qaboojiyo

Meeshaan hamoogaan 👌
03/02/2026

Meeshaan hamoogaan 👌

12/08/2025

Alan Shearer has had his say on Alexander Isak's future at Newcastle.

Adresse

SandstraB 99
Darmstadt
64320

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Akram Abdi hure erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Akram Abdi hure senden:

Teilen