Zakaria Hussein

Zakaria Hussein Waxaan ahay tabiye kubadda cagta ah, Sidookale waxaan ahay taagere Chelsea
Kusoo dhawoow Page-Keygaan.💯🤝
(1)

Cold wuxuu leyahay Rogers dabaal dagaan ayuu leyahay keyga yuusan igu qabsan.🔥
13/08/2026

Cold wuxuu leyahay Rogers dabaal dagaan ayuu leyahay keyga yuusan igu qabsan.🔥

Alex Scott wuxuu sugayaa hal wicitaan oo ka imaada kooxda Chelsea suuqaan aan ku jirno
13/08/2026

Alex Scott wuxuu sugayaa hal wicitaan oo ka imaada kooxda Chelsea suuqaan aan ku jirno

🚨Kulanka soo aadan ee Real Soceided waxa la filayaa dhamaantood inay kusoo bilawdaanRagaan sawirka oo idinkaga muuqdan h...
13/08/2026

🚨Kulanka soo aadan ee Real Soceided waxa la filayaa dhamaantood inay kusoo bilawdaan

Ragaan sawirka oo idinkaga muuqdan hadee isla qabsadaan waa cabsi cabsi xaqiiqdii🔥

🚨 BREAKING: Chelsea ayaa waqti k**a dambeys ah u qabatay iibka Enzo Fernandez ilaa jimcahan saacada 5Pm waqtiga UK.Jimca...
12/08/2026

🚨 BREAKING: Chelsea ayaa waqti k**a dambeys ah u qabatay iibka Enzo Fernandez ilaa jimcahan saacada 5Pm waqtiga UK.

Jimcaha 5Pm uk waqtiga somalia 7:PM hadii Manchester City ay bixin £120m Chelsea ma iibin doonto Enzo Fernandez.

()

🚨Tosin ayaa doonaya inuu ka tago Chelsea madaama uu boos ka waayey shaxda Alonso Sidookale xidiga Wesley Fofana ayaa joo...
12/08/2026

🚨Tosin ayaa doonaya inuu ka tago Chelsea madaama uu boos ka waayey shaxda Alonso

Sidookale xidiga Wesley Fofana ayaa joogaya wuxuuna noqon doonaa Back Up ka kooxda

{}

🚨Benfica ayaa dooneysa saxiixa Tosin aad ayeey u doonayan kooxda Portugal Benfica{ Jacobs}
12/08/2026

🚨Benfica ayaa dooneysa saxiixa Tosin aad ayeey u doonayan kooxda Portugal Benfica

{ Jacobs}

🎤Chavarría: “Waxaan la hadlay Xabi Alonso Isaga ayaa sabab u ahaa inan halkan imaado. Alonso wuxuu igu dhahay: ‘Is deji ...
12/08/2026

🎤Chavarría: “Waxaan la hadlay Xabi Alonso Isaga ayaa sabab u ahaa inan halkan imaado.

Alonso wuxuu igu dhahay: ‘Is deji oo sidaadii h**e u ciyaar, ha isbeddelin ayuu igu dhahay.’”

Hal wicitan oo aad ka hesho Xabi ayaa badali kara dhamaan fikradaha kaa dhex guuxaya🔥

{}

Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxixeda cusub ee Pep wuxuuna dhahay riyaa ii rumoowday🔥
12/08/2026

Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxixeda cusub ee Pep wuxuuna dhahay riyaa ii rumoowday🔥

🚨Chelsea ayaa diiday fursadda ay usoo bandhigay Arsenal taasoo aheyd ku qaado Skelly lacag dhan £45m, Hadda majirto wax ...
11/08/2026

🚨Chelsea ayaa diiday fursadda ay usoo bandhigay Arsenal taasoo aheyd ku qaado Skelly lacag dhan £45m, Hadda majirto wax xiiso ah oo ay u qabto saxiixiisa Chelsea. ❌🔥

{- Telegraph}

🚨Blue ayaa loo soo bandhigay saxiixa xidiga jookarka ee Arsenal iyo England Myles Skelly

Arsenal waxay doneysa Skelly inay iska ibiso waxaa la sugayaa hadda dalabka Chelsea🔥

{ Via@TomCantonMedia}

Xabi Alonso oo helay xidigihisa muhiimka ah ka hor kulanka Real Soceided waa muhiim🔥
11/08/2026

Xabi Alonso oo helay xidigihisa muhiimka ah ka hor kulanka Real Soceided waa muhiim🔥

Adresse

Gemeindefreies Gebiet

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Zakaria Hussein erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen