Hermano sadik

Hermano sadik Come Here For Football Updates and Fun ⚽️

Waa lagu soo bilaabay odaga, 27 gool un baana uga hartay 1000-kiiWorld-cupkaan kusoo afjaranaa 1000-ka goolba, 😊
06/06/2026

Waa lagu soo bilaabay odaga, 27 gool un baana uga hartay 1000-kii

World-cupkaan kusoo afjaranaa 1000-ka goolba, 😊

Jose Mourinho ayaa si cad u sheegay inuu doonayo in Michael Olise lagu arko Real Madrid.Ma'aha hadal dhex-dhexaad ah ama...
06/06/2026

Jose Mourinho ayaa si cad u sheegay inuu doonayo in Michael Olise lagu arko Real Madrid.

Ma'aha hadal dhex-dhexaad ah ama tilmaan qarsoon, waa rabaa ninkaas halay keeno oo cad waa.

Madrid awoodaas aad codsigayga kufulinaysaan waa idinku ogahay uu leeyahay mourinho😁.

Olise Kawarama reer Madrid?

06/06/2026

Our boyyy, Underrated player, Isak Cimaamada kutuuray🔥👏

Lionel Messi  oo waydiiyay tababarihiisa xulka qaranka Lionel Scaloni " Macalin shaxda aad kudhawaaqi doonto anigu qayb ...
06/06/2026

Lionel Messi oo waydiiyay tababarihiisa xulka qaranka Lionel Scaloni " Macalin shaxda aad kudhawaaqi doonto anigu qayb maka ahay oo makujiraa"

Lionel Scaloni " Haa, waa kujirtaa"

Messi Xushmad waa dhameeyay, Humble iska yahay, miisaankaan aragnay asagoo xulka kudhex leh, ayuun buu aayar iska yiri Macalin sanadkaan makujiraa shaxda, cajiib❤️ 👏

Kylian Mbappe ayaa lawaydiiyay kulankii ugu fiicnaa ee uu ciyaaray waayihii kubada cagta wuxuuna yiri " ciyaartii ugu fi...
05/06/2026

Kylian Mbappe ayaa lawaydiiyay kulankii ugu fiicnaa ee uu ciyaaray waayihii kubada cagta wuxuuna yiri " ciyaartii ugu fiicnayd xirfadayda waxay ahayd hatrickii aan kudhaliyay Home-ka Barca Campnou"

Kulan kamacaan ima soo marayo leeyahay mbappe k*k

Yamal iyo Ronaldinho, Boolariinta kubada cagtu iyagaa iska keen yaqaan 😃. Ehlu masaajays, iyo Pure Talent-gu qaab ay uwa...
05/06/2026

Yamal iyo Ronaldinho, Boolariinta kubada cagtu iyagaa iska keen yaqaan 😃.

Ehlu masaajays, iyo Pure Talent-gu qaab ay uwada kulmaan mawaayaan

Mid nasoo mada-daaliyay iyo mid hada namada-daalinaya 👏

Majalada Lequibe ayaa qorasaRyan Cherki ayaa laleeyahay World Cup-ka Markasta Kursiga kaydka ayuu kasoo kicin, daqiiqado...
05/06/2026

Majalada Lequibe ayaa qorasa

Ryan Cherki ayaa laleeyahay World Cup-ka Markasta Kursiga kaydka ayuu kasoo kicin, daqiiqado cayiman ayuu ciyaarin, adigu isku soo duuboo Bench-ga weeye ninkaan kulan walba.

Yaa weeye cida Ka farsamo Badan cherki kaas oo Didier Deschamps xushay ama kadhigtay Xidigiisa koowaad ee kulanka?

Kylian Mbappé ayaa gacan qaadaya dhammaan ciyaartoyda kaydka (subs), halka N’Golo Kanté uu isna gacan qaadayo ciyaartoyd...
05/06/2026

Kylian Mbappé ayaa gacan qaadaya dhammaan ciyaartoyda kaydka (subs), halka N’Golo Kanté uu isna gacan qaadayo ciyaartoyda safka koowaad (starters).

Laakiin marka N’Golo Kanté uu ag marayo Mbappé, labadooduba way iska indha tirayaan midba midka kale, gacan-qaad ma jiro, isha la isma raacin, xitaa salaan yarna lama is-weydaarsan.

Maalin kalana Kante isagoo CR7 ladhaafaya salaanta baan arka, see camal kantow baryahaan, zero Haters aaba ahaydee 😃

Dhacdadaas Viral Noqotay hada k*kk

Argentina hadda waa lambarka 1-aad ee Qiimeynta FIFA!Argentina waxay gaartay meesha ugu sarraysa kubadda cagta aduunka, ...
05/06/2026

Argentina hadda waa lambarka 1-aad ee Qiimeynta FIFA!

Argentina waxay gaartay meesha ugu sarraysa kubadda cagta aduunka, hoggaanka qiimeynta FIFA, waa darajo ka tarjumaysa awood.

Qoladiinaan FIFA wadata Argentina Oran jirtay, darajadaa ma uqirteen mise waa diidantihiin k*k

Legend Mbappe Awal orodkaas unbuu balo ku ahaa waana waxa kadhigay in loogu yeero Ar-ga-ga###.Mbapihi cabsi cabsida ahaa...
04/06/2026

Legend Mbappe Awal orodkaas unbuu balo ku ahaa waana waxa kadhigay in loogu yeero Ar-ga-ga###.

Mbapihi cabsi cabsida ahaa alaabtaan oo kale haduu kugu helo dabayl may ahayd wixii markii dhawayd aan cayrsanayay ayaa oran lahayd.

Balse dhagta soo qabteen caawa, k*kk
Walow uu leeyahay yaa layga hordhicin 😃

Adresse

Koblenz

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hermano sadik erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hermano sadik senden:

Teilen