Shariifka

Shariifka لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
Nagu soo biir us. " Marka hore kusali xabibkeena Mohamed SCW scw scw scw.

"kusoo dhowoow pogeena.. waxaan diyaar kulanahay in aan kaga warano wararka geyiga somalida ay degto iyo kuwa caalamka intii kale,

waaana ididiladeena hanka sare aan higsanayno. "marwlabo kusoo dhowow pogeena rasmiga ah.. WhatsApp +252616046430

15/09/2026

|| aadan iyo xirtiisa waxaa ay waziradisa ku amrayaan in facbook yadooda ku amanan,bulashada ay ushegan in adan wax sowado

14/09/2026

madoobe iyo xirtiisa ayaa shacabki mabaudhabo ku qasbaui bari in ay turkiga teraan oo uso bananbaxaan .👀

14/09/2026

Baydhabo masahlana caawa 👀

ilasoco👁

14/09/2026

|| ehelada marxuumka ayaan gacanta kusodhigay, dilaaga gacan kudhiugla ah, iyadoo maamulkii gacan kurimiskanahaa ee isku dayey in shaqada qabn.

14/09/2026

maclumaad aan ku helanay, Buq culus ayaa kajira gudaha Villa KGS 👀
yaa ishaysti.

14/09/2026

🚨 -DEG || Dil naxdin leh Wiil uu dhalay lataliyaha Amniga qaranka Xasan Shekh Aweys Xaaji oo lagu magacaabo Yuusuf ayaa hadda lagu lagu toohtay guriga lataliyaha waxaana toogashada fuliyey midkamida Istaafkiisa

 -Bacaad || 🚨Sawirada aad aragtaan waa  Askarta Booliska oo qaarkood wajiyada cimaamado ku xirtay si aan loo aqoonsan  w...
14/09/2026

-Bacaad || 🚨Sawirada aad aragtaan waa Askarta Booliska oo qaarkood wajiyada cimaamado ku xirtay si aan loo aqoonsan waxyna horkacayo burburinta ka socoto Xaafad ku taalo Suuqbacaad!.

taliska waqtiga madhamaaday waaba u caado in ay dulmiga iyo barakicintaa shacabka danta yer, hoyooyin ayaa habeen iyo malin joynayi .

sii shergare

13/09/2026

🚨 -Deg || Degmada Qansaxdhere, Dhalinyeradii adan iyo xirtiisa beenta ushegeen, hada eyey fahmeen xaqiiqda, wayna iska dideen adan madobe iyo xirtiisa in ay kundifacan degmada.

shergare

13/09/2026

🚨 || sida aan xog ku helnay in Dhalinyertii mahalda Baydhabo oo Hassan Sheikh Mohamud ku amray madobe in uu aruuriyo, wuxuna u sheegay gorgor Ay noqonayaan Turkey lageynayo halkaas tababar ay kuso qadanayaan

lakiin sida an xog gaar ah ku helanay muqdisho ayaa lakeni bilo kadibna galgaduud ayaa lorabaa.

ilo aan sidaa xaqiiq lahayn ayaa ku waramaya in arintaan waqrigan haboonayn wiliba ayadoo dhalinyerada maanta loo adegsanayo dano. siyaasaded .

ilasocda dhawaan baritaan aan wadno ayaan ku bahindoonaa xog sax ah 👀

13/09/2026

🚨Mariin Mursal, oo kamid ah haweenka Baydhabo ku ganacsada oo howlaheeda Laga horistaagay. Waxaana Gaystay falkaa foosha xun. iyo xirtiisa ee ay Hogan uyihiin maamulka gacan kurimiska ay sheegayaan.👀

Sii shergaree

Adresse

Mainz

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Shariifka erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Shariifka senden:

Verknüpfungen

Teilen