ABuuNe SharMaarke

ABuuNe SharMaarke kala Soco Wararki u Danbeyay, wacdi Sheekoyin xiiso le, Dhacdoyinka Caalamka ka dhaca, Qosol & Qoraxo

Page - iib ahPage kan waxa ku xiran 145k followers ah wax cilad ah malaha,  views fiican iyo daawasho aad u saraysaba wa...
28/03/2026

Page - iib ah

Page kan waxa ku xiran 145k followers ah wax cilad ah malaha, views fiican iyo daawasho aad u saraysaba wa leeyahay. h**ena lacag waa looga sameeyay balse hada lacagtu uma furna sababta kaliya ee ka xigta in lacag loo furana waa Original Content ama muqaalo aad ledahay oo aad adigu samaysay inaad soo dhigtid kadib lacagta waa loo furayaa

Shuruudaha qofka iibsanaya
1. Waa inuu Hargaysa joogaa si kala iibsigu sax u noqdo oo la isku aamino
2. Inuu diyaar yahay oo lacag haysto

Hadii aad diyaar tahay igalasoo xiriir whatsapp number 067-4184774. hadii aanad diyar u ahayn ha ila soo hadlin

Qiimaha aan page ka ku rabaa waa $950 aan waxba la iska daynayn. MAHADSANID

26/03/2026

Waagii h**e ceeb ayaa loo yaqaanay raga naasaha leh

18/03/2026

Makasaaw 😃

17/03/2026

Dibi duurka loo yaqano african bufalo

15/03/2026

Illaahow noo dambi dhaaf aamiin

13/03/2026

Aamiinta u raaaciya Allow waalidkeen inta dhimatay iyo inta noolba u wada naxariiso

10/03/2026

21 kii Ramadan ee xalay iyo saaka cadceedii

10/03/2026

Gabdhii h**e u tiri Nin faqiir ah ha guursanina oo sheegtay in loo diiday TV-yada.. Sabab?

09/03/2026

Quraankii ma wax laga cararo ayuu noqday Subxnallaah ilaahow quluubta noo hagaaji

08/03/2026

Jiilka dambe rag fariido ah ayaa usoo socda

06/03/2026

Alle ha u naxariisto sooraan qof gaari karaa ma jiro la isku wada raac midaas

04/03/2026

Alxamdulilah dheh hadii aad saaka cafimad kuso kacday salaadii subaxna Alle ku waafajiyey 🤲

Adresse

Isaac Newton
Munich
02459

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von ABuuNe SharMaarke erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an ABuuNe SharMaarke senden:

Teilen