Ahmed Gacaliye

Ahmed Gacaliye guushu waaa isku tashi iyo dadaaal aad bixiso

marwalba waxan ku dadaalna inan maskaxdeena furno oon waxyaabo badan curino

F**k the world f**k dagaalada aduuunka manchester yunaaatid is back❤️Top3 qurux badanaa meeshan waaba u xiisany kwrn🕺🤣🤣🤣
01/03/2026

F**k the world f**k dagaalada aduuunka manchester yunaaatid is back❤️

Top3 qurux badanaa meeshan waaba u xiisany kwrn🕺🤣🤣🤣

  Geerida khumayni oo laxaqiijiyay🙆🏾‍♂️
28/02/2026

Geerida khumayni oo laxaqiijiyay🙆🏾‍♂️

28/02/2026

Gudaha baxrayn🙆🏾‍♂️

28/02/2026

Drone Iran oo Baxreeyn ku hoobanaysa

“30 sano oo xidhiidh ah ayaan reerkeyga biilayey anigoon Xaasna guursan ilmana dhalin shaqo xun noocay ahaataba waa sooq...
25/02/2026

“30 sano oo xidhiidh ah ayaan reerkeyga biilayey anigoon Xaasna guursan ilmana dhalin shaqo xun noocay ahaataba waa sooqabtay si aan iyaga u kaafiyo, anigoo 60 kusii dhow oo wax ii qabsoomayna aysan jirin ayaa inta la isoo wacay waxaa laygu yiri Gabadhi Walaashaa ahayd Nin aan wax haysan baa soo doontaye arooska ku baxaya Lacagtiisa bixi gurigaagana hala dajiyo"

“anigi biilayey xataa cid xaalkayga og maleh, ma guursatay wax ma dhashay cid I eh maleh, war meesha ka kac ma jirto, kaliya gabadhi walaashey ahayd ee kusoo kortay 30 kaas sano wixi aan soo dirayey baa hadana laygu yiri arooskeeda lacagta ku baxaysa bixi gurigaagana daji, waxaana kusii xigta biil hadii ay ilmo dhashana kusii biil, nin wayn baan ahay oo waan garan karaa reer Soomaaliya caqliyadooda, qofka uma diir naxaan, k**a warqabaan, soo dir kaliya ayeey ku hayaan”

"Aniga hadda 30sano oo aan reerkeyga biilayey kadib go’aan ayaan gaaray Hooyadey wixi aan awoodo ayaan u dirayaa cidi ay u direyso ama siinayso iyadey u taal, anigana Xaas baan yeelan guri baan dagayaa koley hadda waan waayeeloobaye 2 ilaa 3 wixi alle isiiyo oo caruur ah baan dhalayaa insha alah, sidi aan cid uga fikirayey aan waxba ii ogayn ayaan aniga dhan wax waalan u ekaaday, cid walba oo barahan bulshada igu baratay waxay I moodaan nin caruur leh iyo xaas laakiin maanta ayeey ogaadeen nolosha dhabta ah ee aan ku jiro, wax caruur ah ma haysto asxaabey sidaas ogaada"

JIHEEYE.

18/02/2026

Gabdho sidan maxalbaa kolkaa😎

Marka Wolve oo booska 20-aad fadhisa aad la ciyaarto adiga oo kaalinta koowaad fadhiya oo hami ka leh inaad ku guuleesat...
18/02/2026

Marka Wolve oo booska 20-aad fadhisa aad la ciyaarto adiga oo kaalinta koowaad fadhiya oo hami ka leh inaad ku guuleesato Premier League hadana laba gool aad la hormartay lakaa daba keeno oo bareejo qaado lagu dhoho waa Hami yari iyo aqoon la,aan jaaniskan oo kale in aan laga faa,iideesan.

Arsenal iyagaa dhahaya horyaalkan iyo hogaankaba culees ayuu nagu yanay waxaaba iiga daran Califiori oo daqiiqadii lasoo galiyay iska dhaliyay.

DHIGA DHIBCAHA🤣

05/01/2026

🔴𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛 𝗗𝗔𝗬 🔴

🇪🇬 Egypt 🆚 Benin 🇧🇯
⏰ | 6:00 PM (Egypt time)
🏆 | Round of 16 – AFCON 2025
🏟️ | Adrar Stadium, Agadir

sadaashada hoos nagula wadaag👇🏽

Ugu danbayn Ruben Amorim waa laga  ceyriyay Manchester United, Darren Fletcher ayaana kooxda hogaamin doona hadda.wakuma...
05/01/2026

Ugu danbayn Ruben Amorim waa laga ceyriyay Manchester United, Darren Fletcher ayaana kooxda hogaamin doona hadda.

wakuma taba baraha xiga ayay kulatahay?

Mohamed Salah ayaa bisha December & January ka qeyb geli doona tartanka AFCON, taas oo ka dhigeysa inuu muddo muhiim ah ...
17/11/2025

Mohamed Salah ayaa bisha December & January ka qeyb geli doona tartanka AFCON, taas oo ka dhigeysa inuu muddo muhiim ah ka maqnaado Liverpool.

Sida aan ka soo xigtay Liverpool Echo, kooxda ayaa si xoog leh u qorsheynaysa inay soo qaadato Antoine Semenyo, kaas oo noqon kara:

- Bedelka ku meel gaarka ah ee Salah inta uu maqanyahay"

- Sidoo kale mustaqbalka fog ee Mo Salah"

Waxaa kale oo xusid mudan in Semenyo uu ka tirsan yahay Ghana, balse xulka Ghana ka haray AFCON, taasoo ka dhigan in ciyaaryahanku diyaar u noqon doono inuu kooxda ka caawiyo waqtiga Salah maqnaan doono — haddii ay Liverpool la soo saxiixato.

- Abdirahman Hassen admin liverpool somali fans

Antoine Semenyo Waxa u Bournemouth u Cadeyay in Targetkiisu yahay Inuu Liverpool ku Biiro January isaga oo Aminsan inuu ...
17/11/2025

Antoine Semenyo Waxa u Bournemouth u Cadeyay in Targetkiisu yahay Inuu Liverpool ku Biiro January isaga oo Aminsan inuu Champions league ku Guuleysani Karo...😃

🌟 Safarka Dhiirigelinta leh ee Aaron Wan-Bissaka! 🌟Ka dib sannado badan oo uu sugayay in loo yeero xulka England balse a...
17/11/2025

🌟 Safarka Dhiirigelinta leh ee Aaron Wan-Bissaka! 🌟

Ka dib sannado badan oo uu sugayay in loo yeero xulka England balse aan suragal noqon
, Wan-Bissaka wuxuu qaatay go'aan geesinimo leh oo uu ku matalayo xulka DR Congo. 🇨🇩

Oo hadda fiiri isaga - kaliya 6 kulan, wuxuu durba ku dhow yahay inuu fuliyo riyadiisa ah inuu ka ciyaaro Koobka Adduunka! 🌍⚽️

Sheeko run ah oo katurjumaysa dulqaad, go'aan qaadasho, iyo raadinta riyadaada! 👏✨❣️

Adresse

Obermehler

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ahmed Gacaliye erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Ahmed Gacaliye senden:

Teilen