Waxa Ogaal Media

Waxa Ogaal Media Waxan dhashay Tarikhdu markay ahayiid (5/8/2000)Tr waxan waxa ku soo baratay dalaka Ethiopia

Sheeko Cajiiba! Booliska jabuuti ayaa soo bandhigay gabdhan oo ay qariyeen magaceeda islamarkaasin lagu soo eedayay in m...
23/10/2024

Sheeko Cajiiba! Booliska jabuuti ayaa soo bandhigay gabdhan oo ay qariyeen magaceeda

islamarkaasin lagu soo eedayay in mudo 3bilood gudahood ku guursatay 11 nin midwalban ay la joogaysay mudo yar kadibna ay iskagag tagaysay

booliska jabuuti ayaa sheegay in qaarkamid ah nimanka ay guursatay soo dacweeyeen sidaasina lagu soo qabtay..

⚡DHALINYARADA ISMAMULKA  DIREDAWA⚡⭐HASAN ABDILAHI AXMED⭐Ayaa kaqayb qatay ololaha deeq ururinta hoyoyinka iyo caruurta k...
28/05/2024

⚡DHALINYARADA ISMAMULKA DIREDAWA⚡
⭐HASAN ABDILAHI AXMED⭐
Ayaa kaqayb qatay ololaha deeq ururinta hoyoyinka iyo caruurta ku agoomoobay dagaalka galbeedka siti
"ALAHA BARAKEEYO WALALKEN"

28/03/2024

Roobab khasaare dhaliyey oo ka da'ay Djibouti

Djibouti (Karamara TV) - Roobab waaweyn oo khasaare dhaliyey ayaa ka da'ay waddanka Djibouti, waxaana uu qaaday dad iyo gaadiid, inkasta oo aan la sugin khasaaraha nafeed ee illaa hadda.

Sida ay warbaahinta dalkaasi sheegayso, waddooyin muhiim ah ayaa go'an, waxaana jira khasaare lagu hawlan yahay sidii loo diiwaangelin lahaa.

28/03/2024

Mar hadad wadi karyiin waa lagu wadi

Ma fhmin hadlkaa Anigu
Azxbata inuguna ka soo jawaba

Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti ayaa gaadhay Magalada Adiss Ababa waxana garoonka kusoo dhaweeyay Mudane Axmad shide wa...
16/02/2024

Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti ayaa gaadhay Magalada Adiss Ababa waxana garoonka kusoo dhaweeyay Mudane Axmad shide wasiirka Maaliyadda ee itoobiya

16/02/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HORDHIGAYA MADAXDA MIDOWGA AFRIKA MOWQIFKA SOOMAALIYA EE KU AADDAN XADGUDUBKA ITOOBIYA

Feberaayo 16, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika.

Madaxweynaha ayaa gudbin doona mawqifka cad ee Soomaaliya ay ka taagan tahay faro-gelinta ka dhanka ah madax banaanida iyo midnimadeeda dhuleed, isagoo hoosta ka xariiqay sida aysan shacabka iyo dowladda Soomaaliya aysan u aqbalayn xadgudub kasta oo wiiqaya qarannimadooda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa khudbad uu ka jeedinayo Golaha waxa uu u ka shaqeyn doonaa iskaashiga dagaalka ka dhanka argagixisada, daris-wanaagga iyo in dalalka Afrika ay ka gudbaan caqabadaha nololeed iyo kuwa deegaan ee dib u dhigay nolasha shucuubta Qaaradda.

Inta uu socdo shir, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceedyo la yeelan doona madaxda kala duwan ee dowladaha, Ururrada iyo wufuudda muhiimka ah ee ka qeyb-galaya, isagoo mudnaanta siinaya xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalka Afrika iyo danaha Qaranka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HORDHIGAYA MADAXDA MIDOWGA AFRIKA  MOWQIFKA SOOMAALIYA EE KU AADDAN XADGUDUBKA ITOOBIYAFebera...
16/02/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HORDHIGAYA MADAXDA MIDOWGA AFRIKA MOWQIFKA SOOMAALIYA EE KU AADDAN XADGUDUBKA ITOOBIYA

Feberaayo 16, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika.

Madaxweynaha ayaa gudbin doona mawqifka cad ee Soomaaliya ay ka taagan tahay faro-gelinta ka dhanka ah madax banaanida iyo midnimadeeda dhuleed, isagoo hoosta ka xariiqay sida aysan shacabka iyo dowladda Soomaaliya aysan u aqbalayn xadgudub kasta oo wiiqaya qarannimadooda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa khudbad uu ka jeedinayo Golaha waxa uu u ka shaqeyn doonaa iskaashiga dagaalka ka dhanka argagixisada, daris-wanaagga iyo in dalalka Afrika ay ka gudbaan caqabadaha nololeed iyo kuwa deegaan ee dib u dhigay nolasha shucuubta Qaaradda.

Inta uu socdo shir, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceedyo la yeelan doona madaxda kala duwan ee dowladaha, Ururrada iyo wufuudda muhiimka ah ee ka qeyb-galaya, isagoo mudnaanta siinaya xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalka Afrika iyo danaha Qaranka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahiina kala xidhidhi Halkan

Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa...
17/01/2024

Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday.

heshiiskaasi sharci darada waxaa Aad uga hadlay beesha caalamka oo ku tilmaamtay heshiiskaasi mid sharci darro ah, abuuri karana qalalaase sabaci kara gacan ka haal oo gobolka ka dhaca.

diyaarada ayaa ku laabatay Adisababa oo marki h**e ay ka so kacday

16/01/2024

Oh gabdhaha marrco jooga barada ma laga jaray waa su all?

Adresse

Bogga Follow
Djibouti

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Waxa Ogaal Media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager