Madar media

Madar media Información de contacto, mapa y direcciones, formulario de contacto, horario de apertura, servicios, puntuaciones, fotos, videos y anuncios de Madar media, Mahamedahmedbarkat@gmail. com, Barcelona.

☠️Shalay, oo ay taariikhdu ahayd 28/6/2025, waxay ii ahayd maalin xusuus gaar ah u leh nolosheyda, maadaama aan ka qalin...
29/06/2025

☠️Shalay, oo ay taariikhdu ahayd 28/6/2025, waxay ii ahayd maalin xusuus gaar ah u leh nolosheyda, maadaama aan ka qalin-jabiyay Jaamacadda Jigjiga oo aan haybad iyo dedaal badan ku soo qaatay.

Safarkii waxbarashada ee soo bilowday maalintii aan galay dugsiga hoose, wuxuu maanta soo gaaray meeshii ugu sarreysay. Intii uu safarkani socday, caqabadaha kala duwan ee nolosha ma aysan joojin hammigeyga ah inaan guul gaaro. Waxaa ii rumowday riyadeyda oo aan qalinka ku duugay guusha!

Mahad balaaran ayaan u jeedinayaa:
• Waalidkeyga iyo qoyskeyga oo mar kasta igu taageeray ducadooda iyo jacaylkooda.
• Macallimiinta iyo asxaabta nolosheyda muhiimka ku ahaa intii aan waxbarashada ku jiray.
• Ugu dambayn, waxaan u mahad celinayaa Allaah (SWT) oo sabab u ahaa inaan maanta guushan gaaro
🙏

Congratulations 🙌
27/06/2025

Congratulations 🙌

Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriyada 1447Bismillahi Raxmaani Raxiim,Allaha weyn ee naxariis badan ayaan ugu mahad celinay...
26/06/2025

Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriyada 1447

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Allaha weyn ee naxariis badan ayaan ugu mahad celinayaa inuu nagu gaadhsiiyay sanad cusub oo ka mid ah sanadaha barakaysan ee Islaamka. Sanad walba oo cusub waxa uu xambaarsan yahay rajada cusub, fursado horleh, iyo wakhti lagu soo dhoweeyo barakooyinka Alle. Sanadka Hijriyada cusub ee 1447 wuxuu inoo yahay fursad kale oo aan dib ugu milicsanno halkii aan ka imanay, wixii aan qabanay, iyo waxa aan u baahanahay inaan mustaqbalka ku hagaajino.

Waxaan u hambalyeynayaa dhammaan Muslimiinta dunida dacalladeeda ku nool, gaar ahaan qoyska, asxaabta, iyo bulshada guud ahaan. Waxaan idin leeyahay: sanadkan cusub, ha noqdo mid idiin horseeda nabad, barwaaqo, iyo guul. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ku faa’iidaysta wakhtiga sanadkan oo ka dhaliya horumar weyn noloshooda diiniyan iyo maaddiyanba.

Sanadkan cusub wuxuu xambaarsan yahay xasuus taariikheed oo qiimo weyn ku leh Muslimiinta, maadaama uu la xariiro hijradii Nabi Maxamed (NNKH) uu u hijrooday magaalada Madiina. Hijradaas waxay astaan u tahay dulqaadka, adkeysiga, iyo rumeysnaanta Alle marka laga gudbayo caqabadaha nolosha. Sidaas oo kale, sanadkan waa inaan ku dadaalnaa inaan raacno tusaalayaashii wanaagsan ee uu Nabi Maxamed (NNKH) ina baray.

Dhammaan intii nasiib u yeelatay inay sanadkan cusub gaaraan, aan ka shaqeyno isku-duubni, iskaashi, iyo wax-wada-qabsi, si aan u xaqiijino yididiilada iyo himilooyinka bulshada Islaamka. Qof walba oo inaga mid ah ha qaato niyadda ah inuu isbeddel wanaagsan ku sameeyo naftiisa iyo deegaankiisa.

Ugu dambeyn, waxaan rajaynayaa in sanadkan 1447 uu noqdo mid ka duwan sanadihii h**e, oo uu noqdo mid iftiiminaya waddooyinka toosan ee aan ku gaadhi lahayn farxad adduun iyo aakhiroba. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa u shaqeeya guushii ugu dambeysay ee Jannada, waana inaan Alle ka baryaa inuu inoo barakeeyo waqtigeenna, cimrigeenna, iyo camalkayaga.

Sanadkan cusub oo barako leh ayaan idin rajeynayaa dhammaantiin
Aamin aamin aamin
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

22/05/2025

Waxaa jiray nin reer miyi ah oo magaaladii markii ugu horreysay yimid. Maalintii ugu horreysay wuxuu arkay wiil dhalinyaro ah oo daaqad ka boodaya! Ninkii miyiga ka yimid ayaa si naxdin leh u qayliyay oo yiri:

“Waar hebelow! Maxaad isku dili rabtaa?!”

Wiilkii oo yaabban ayaa ku qoslay oo ku yiri:

“Oday, anigu lifaaqa (elevator-ka) ayaan raacayaa! Daarta kor baan ka dagayaa!”

Ninkii miyiga ahaa wuxuu si dagan ugu jawaabay:

“Haddaan h**e u ogaan lahaa in daaqadda laga raaco, cagaha ayaan ka soo bilaabi lahaa!” 😂

Waxaa qosol u sii dheerayd inuu wiilku ogaaday in ninkaas dhabta u mooday daaqadda in ay tahay albaabka lifaaqa!

Ugu dambayn xiddiga Raphinha ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo kooxda Barcelona kusii hayn doona ilaa  June 2028.B...
22/05/2025

Ugu dambayn xiddiga Raphinha ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo kooxda Barcelona kusii hayn doona ilaa June 2028.

Barca tii h**e ha moodin 1B faa,iido ah ayay heleen jeenkana waa loo buuxiyay xiddigan.

Next Waa Yamal

Pep Guardiola/Savinho ciyaartiisi ugu h**eesay waxey aheed runti mid wanaagsan Marc cucurella ma xakameyn sidii uu Jerem...
18/08/2024

Pep Guardiola/

Savinho ciyaartiisi ugu h**eesay waxey aheed runti mid wanaagsan Marc cucurella ma xakameyn sidii uu Jeremy doku Kulanka!!

Savio Stamford Bridge_ Oo uu kuso bandhigay qaab ciyaareed sareeya waxu noso dirayaa fariin ah in uu yahay mid qaan gaaray oo uu leeyahay shaqsiyad ciyaaryahan sare ah!!

Pep waka yaabay cunuga😂

Ugu Dambeyn   xagaaga dambe inaan loo isticmaalin Premier league ayaa la filayaa'Xatooyadii xaraarada laheyn ee horay ug...
16/05/2024

Ugu Dambeyn xagaaga dambe inaan loo isticmaalin Premier league ayaa la filayaa'Xatooyadii xaraarada laheyn ee horay ugu daawan jirnay Kubada cagta ayaa soo laabaneysa

Premier league ayaa u bandhigay kooxaha iney u codeeyaan in la joojiyo hadii leysku raaco qalaas meesha waalaga saarayaa

FULL-TIME | A big away win! 💪Next waa Madrid talaalada isha allaah Kevin ayaa ahaa shumaca garoonka!
06/04/2024

FULL-TIME | A big away win! 💪

Next waa Madrid talaalada isha allaah Kevin ayaa ahaa shumaca garoonka!

It's time to play the game 💧
05/04/2024

It's time to play the game 💧

Pep. Oo wax laga weydiiye kevin iyo haaland inee safka kowaad kusoo labanayan kulanka birri ayaa yiri ma garanayo midaas...
05/04/2024

Pep. Oo wax laga weydiiye kevin iyo haaland inee safka kowaad kusoo labanayan kulanka birri ayaa yiri ma garanayo midaas...?

Jigjiga iyi jawi rooban
04/04/2024

Jigjiga iyi jawi rooban

Dirección

Mahamedahmedbarkat@gmail. Com
Barcelona

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Madar media publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Compartir