A Alcadaala

A Alcadaala Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from A Alcadaala, Calle cabilona 44, Nairobi.

23/02/2026

Sheeg 3 wax oo soonka buriya (jabiya)?
1.
2.
3.

Mudo 1 sano ( 1year ) kadib ah waxaan bilaabi doonaa baraamij yadeenii .Ree Facebook like ta iyo share to lacag maahee p...
07/02/2026

Mudo 1 sano ( 1year ) kadib ah waxaan bilaabi doonaa baraamij yadeenii .

Ree Facebook like ta iyo share to lacag maahee page naga qurxiya .

.

27/01/2026

Please 😭😢

12/01/2026
09/01/2026
Design kala dula duwan waa Soo dlaban kartaa .
22/12/2025

Design kala dula duwan waa Soo dlaban kartaa .

13/11/2025

Nabigeena Muhammad aan kuwada Salino
Scw scw scw.

📖 Qiso cajiib ah oo uu sheegay Shiikh Cabdirashiid Shiikh Cali Suufi“Masjidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho waxaa dh...
10/11/2025

📖 Qiso cajiib ah oo uu sheegay Shiikh Cabdirashiid Shiikh Cali Suufi

“Masjidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho waxaa dhisay Sucuudiga. Markii Masjidka la furayey, waxaa fariin utimid Aabbahay Shiikh Cali Suufi (AUN). Waxaa lagu dhahay:
‘Xafladda furitaanka Masjidka waxaa imanaya wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sucuudiga, diyaari wiil xaafid ah oo Aayado Qur’aan ah akhriya.’

Aabbahay wuxuu dhahay: ‘Cabdirashiid adiga ayaa Qur’aanka akhrinaya ee is diyaari.’
Aayadihii aan akhrin lahaa oo ka mid ahaa Suuratun Nuur waan diyaarsaday.

Markii xafladdii la gaaray, aniga iyo Aabbe waan is raacnay. Dad aad u tiro badan ayaa masjidka soo buuxiyey. Markaan dadkaas arkay, waan ooyey. Waxaan dhahay: ‘Aabbe, anigu Qur’aanka k**a akhrinayo, waan cabsaday.’
Oohintaydu ma ahayn tii khushuuc ee waxay ahayd cabsi.

Aabbahay, oo ahaa ruux qalbi jilicsan, wuxuu igu yiri: ‘Haye iska dhaaf,’ wuxuuna gacanta iga qabtay. Laakiin waxyar markaan soconnay ayuu haddana igu yiri:
👉 ‘Aabbe, akhri Qur’aanka. Waxaan kuugu ducaynayaa in Alle codkaaga caalamka maqashiiyo, caalamka oo dhan Ilaahay gaarsiiyo.’

Markuu sidaas yiri, xoogaa geesinimo ah ayaa qalbigeyga gashay, waana akhriyey Qur’aankii.

Maanta markaan maqlo dalal sida Senegal 🇸🇳, Zimbabwe 🇿🇼, New Zealand 🇳🇿 iyo caalamka oo dhan oo dhahaya ‘Qur’aankaaga ayaan dhagaysanay,’ waxaan xasuustaa maalintaas, waxaan dhahaa:
💫 ‘Waa ducadii Aabbahay.’

✨ Ilaahay ha u naxariisto Shiikh Cali Suufi AUN.
🕊️ Waa tusaale cajiib ah oo muujinaya barakada ducada waalidka.
dheh

Waxaan dib u bilawnay samaynta Designs Ka noocyadiisa kala duwan .Hadaad u baahan Tahay ila soo xiriir mahadsanid.
06/11/2025

Waxaan dib u bilawnay samaynta Designs Ka noocyadiisa kala duwan .
Hadaad u baahan Tahay ila soo xiriir mahadsanid.

05/11/2025

Sheeg mid Ka mida Arkaanta iimaanka ?

Hadaad garanayso dad baa garanayn Soo qor .

04/11/2025

Sheeg suurad Qur'anka Ka mida qofkii akhrista markuu seexanaayo habaynkii u shafeeca qaadaysa maalinta qiyaame?

04/11/2025

Sheeg Nabigii asagoo caloosha ku Jira Aabihiis dhintay , hooyadiisa Asagoo qiyaastii 6sano Jira dhimatay , asagoo 40 Jir ah waxyiga lagu Soo dajiyey , 23 sano diinta faafinaayey, 63 sano ku dhintay (scw)?

Address

Calle Cabilona 44
Nairobi
46711

Telephone

+252905116437

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A Alcadaala posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share