29/07/2024
Ina lilahi wa ina ilayhi raajicun Alle haunaxariisto walal / ustaad khaalid cali khaaalid oo dhawaan laiso sheegay geeridiisa waxaan halakan uga tacsiyeynayaa dhamaan reer cali khaalid si gaara sxbkey Mokhtar A. Khaled samir iyo iimaan alle hanaga siiyo aamin aamin