Ali M.Mohamoud

Ali M.Mohamoud Senior Sales and Marketing Executive

21/02/2026

#

08/02/2026

Ninkaan aad aragtaan gabadhiisa ayaa waxaa lagu sameeyay qalliin dhanka maskaxda ah kadib markii uu cudurka Kansarka ku ...
23/11/2025

Ninkaan aad aragtaan gabadhiisa ayaa waxaa lagu sameeyay qalliin dhanka maskaxda ah kadib markii uu cudurka Kansarka ku dhacay.

Gabadha yar oo qalliinkeeda lagu guuleystay ayaa madaxeeda waxaa si cad uga soo muuqday raadkii qalliinka midaasoo niyad jab ku noqotay, balse aabaheed oo dareensiinayo in kaligeed aysan aheyn ayaa asigana timaha madaxiisa iska xiiray, waliba qaab lamid ah midka gabadhiisa oo kale ayuu ka dhigay, si uu u dareensiiyo ineysan kaligeed aheyn.

Talaabada uu aabahaan qaaday ayaana si weyn baraha bulshada ugu faaftay ayadoona dadka aad ugu amaaneen talaabada uu qaaday gabadhiisana kalsoonida ku siiyay.

Address

Bolle Michael
Addis Ababa

Telephone

+251915439854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali M.Mohamoud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ali M.Mohamoud:

Share