10/02/2026
Salam calaykum dhammaan asxaabta...
Tani waa menu casri ah oo QR code scan ah oo aanu u samaynay hotel & suites (Jigjiga)
Tanaad waxay u taagan tahay kor u qaadida Sumadda iyo Sumcadda Ganacsigaaga
Wixii suuqgayn, xayaysiis iyo naqshadayn ah kala soo xidhiidh,
093 302 0638 0933020638
[email protected]