Diyaar Advert

Diyaar Advert ๐—ฆ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ด๐—ผ ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ท๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ด๐—ฎ

Sannadka 2024 ayaa dhammaan doono iyaddoo Jack Grealish uu wax gool ah dhalin45 kulan iyo gool la'aan๐Ÿคฆโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ˜‚Lawadaag saaxi...
29/12/2024

Sannadka 2024 ayaa dhammaan doono iyaddoo Jack Grealish uu wax gool ah dhalin

45 kulan iyo gool la'aan๐Ÿคฆโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ˜‚

Lawadaag saaxiibadaa.

Man City ayaa waddada guulaha kusoo laabatay kaddib 14-kii kulan oo guul la'aan ahayd!Lawadaag saaxiibadaa.
29/12/2024

Man City ayaa waddada guulaha kusoo laabatay kaddib 14-kii kulan oo guul la'aan ahayd!

Lawadaag saaxiibadaa.

FULL-TIME Liverpool FC ayaa hoggaanka horyaalka ku qabatay afar dhibcood oo nadiif kaddib markii ay xasuuq wayn u geysat...
22/12/2024

FULL-TIME

Liverpool FC ayaa hoggaanka horyaalka ku qabatay afar dhibcood oo nadiif kaddib markii ay xasuuq wayn u geysatay Tottenham ciyaar aad u xiiso badnayd๐Ÿ”ฅ

Lawadaag saaxiibadaa.

Real Madrid oo si awood leh ku garaacday Sevilla iyaggoo hal dhibic usoo jirsatay Atletico Madrid oo ah hoggaamiyayaasha...
22/12/2024

Real Madrid oo si awood leh ku garaacday Sevilla iyaggoo hal dhibic usoo jirsatay Atletico Madrid oo ah hoggaamiyayaasha horyaalka LaLiga.

Lawadaag saaxiibadaa.

Kooxda Bournemouth oo Manchester United ku qash-qashaaday garoonka Old Trafford waaxana ay ku xasuuqeen FT: Manchester U...
22/12/2024

Kooxda Bournemouth oo Manchester United ku qash-qashaaday garoonka Old Trafford waaxana ay ku xasuuqeen

FT: Manchester United 0๏ธโƒฃ - 3๏ธโƒฃ Bournemouth

Man United maxaa u xal ah?

Lawadaag saaxiibadaa.

FULL-TIME| CRYSTAL PALACE 1-5 ARSENAL The gunners oo xasuuqday kooxda palace iyaggoo ku xaaqay shangool iyo gool.Lawadaa...
21/12/2024

FULL-TIME| CRYSTAL PALACE 1-5 ARSENAL

The gunners oo xasuuqday kooxda palace iyaggoo ku xaaqay shangool iyo gool.

Lawadaag saaxiibadaa.

BREAKING| shaxaha rasmiga FC Barcelona iyo Atlรฉtico Madrid oo lasoo saaray.Lawadaag saaxiibadaa.
21/12/2024

BREAKING| shaxaha rasmiga FC Barcelona iyo Atlรฉtico Madrid oo lasoo saaray.

Lawadaag saaxiibadaa.

ASTON VILLA 2-1 MANCHESTER CITY.kooxda macallin Unai emry oo dhagaha dhiigga udartay man city taas oo muddooyinkaan noqo...
21/12/2024

ASTON VILLA 2-1 MANCHESTER CITY.

kooxda macallin Unai emry oo dhagaha dhiigga udartay man city taas oo muddooyinkaan noqotay koox guul darrooyinka u saaxiib ah.

Xaaladdaan quuska ah ee ay wajahayso man City ayaa la saadaalinayaa inay sannadkaan waayi karto boosaska loogu soo baxo tartanka UEFA Champions League-ga.

Lawadaag saaxiibadaa.

BRRAKING: Alejandro Garnacho ayaa ku guulaystay abaal marinta FIFA Puskรกs Award 2024  ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ  Run ahaantii wuu u qalmay!  ๐Ÿ‘L...
17/12/2024

BRRAKING: Alejandro Garnacho ayaa ku guulaystay abaal marinta FIFA Puskรกs Award 2024 ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ

Run ahaantii wuu u qalmay! ๐Ÿ‘

Lawadaag saaxiibadaa.

UPDATE| Vinicius Junior ayaa ugu dambeyntii helay abaalmarinta fifa the best 2024!Lawadaag saaxiibadaa.
17/12/2024

UPDATE| Vinicius Junior ayaa ugu dambeyntii helay abaalmarinta fifa the best 2024!

Lawadaag saaxiibadaa.

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diyaar Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share