murti

murti Yhteystiedot, kartta ja reittiohjeet, yhteydenottolomake, aukioloajat, palvelut, arvostelut, kuvat, videot ja ilmoitukset murti, Sosiaalisen median mainostoimisto, kurjenkellonkuja, Helsinki :ltä.

02/06/2026
01/06/2026

Waxan rejeyha in ay garidonto gudoomiyaha owna kaso jawabidoono

La jirka Dirshe Show – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
27/05/2026

La jirka Dirshe Show – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

24/05/2026

Warar aan helnay ayaa sheegaya in maanta ay soo gabagaboobeen kulamadii u socday Maxkamadda Sare ee Soomaaliya iyo Guddiga Doorashooyinka.

Maxkamadda Sare ayaa la filayaa inay galabtan soo saarto warqad caddeyneysa in Doorashadii Koonfurgalbeed ka dhacdey ay ahayd mid xor iyo xalaal ah.

halka Guddiga Doorashooyinkuna uu ku dhawaaqi doono liiska xildhibaannada KGS ugu dambeyn berri. Indhaha shacabka ayaa si weyn ugu jeeda shaacinta Golaha Wakiillada KGS.”

22/05/2026

Sheeq mahadsanid illahey haku xafido

22/05/2026

Madaxweyne Hassan Sheikh waxa uu muddo kooban ku noqday madaxweynihii ugu waxqabadka badnaa soomaali oo idil.

Waxa uu dib u soo celiyey rajadii dawladnimada iyo tan shacabka soomaaliyeed 30 sano kadib isaga oo ka shaqeeyey:

1. La dagaallanka amni diidka

2. Qaadista cunaqabateynta hubka

3. Deyn cafinta Soomaaliya

4. Xiriirka diblomaasiyadda oo xoogaystay

5. Ka hortagga heshiiskii Itoobiya & Somaliland

6. Horumarinta ciidamada qalabka sida

7. Ammaanka Muqdisho oo soo hagaagay

8. Hirgelinta doorasho qof iyo cod ah

9. Aqoonsiga Qaranka (NIRA)

10. E-visa sharci ku galka dalka soomaliya

11. Soomaaliya oo kursi ka heshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2025–2026

12.Ku biirista Ururka Bariga Afrika (EAC)

13.Kheyraadka Soomaaliya oo si buuxda loo soo saarayo

14. Dhameystirka dastuurka qabyada ah

Dowladda Hassan Sheikh Mohamud waxay dadaal u gashay dhameystirka dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya si loo helo sharciyo cad oo dalka lagu hago, loona xoojiyo nidaamka federaalka iyo doorashooyinka.

15. Soo celintii SSC-Khaatumo iyo difaacidda shacabka waqooyi bari.
halkii hoggaankii h**e uu ka lahaa: “Rooda su’aashaada way adagtahay” markii laga waydiiyay mustaqbalka dadkaas.

16. Xureentii degmooyin & degaano ay ka mid yihiin, Xaradheere, Ceeldheer, Masagawaa

17. Xakameenta Emirate iyo kuwii la socda

18. Dib udhiska kaaba yaasha dhaqalaha iyo Hurumarinta wadanka

19. Qodista Shidaalka samata bixin lahaa umada Soomaaliyeed....

20.Horumarinta Arimaha Siyaasada iyo Xuriyatul qowlka.

ADIGA MAXAD KU XASUUSATAA ??

DALKA YAAN DIB LOO CELIN....

1. Amniga guud ee dalka gaar ahaan caasimada.

2. Deyn cafinta .
3. Dhameystirka dastuurka.
4. Hirgelinta DOORASHO qof iyo cod.
5. Cuna qabataynta hubka oo laga qaaday dalka.

6. Sameynta hay'ada NIRA (Aqoonsiga Qaranka).
7.Nidaaminta iyo sharciyeynta oobasiibooyinka si caasimadu u noqoto mid la tartami karto dhigeeda.

8. Qodista shidaalka iyo soo saarista qeyraadka dalka

Osoite

Kurjenkellonkuja
Helsinki
00940

Puhelin

+358468923811

Nettisivu

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita murti :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti murti :lle:

Jaa