Ilays Af Soomaali

Ilays Af Soomaali Madbacadda Ilays aad Soomaali, waxay daabacdaa buugta waxbarashada iyo sheekooyinka carruurta.

26/04/2025
Arrimaah noocan ah, waa kuwa u baahan in lagala shaqeeyo dhallainyaradaan.
23/09/2024

Arrimaah noocan ah, waa kuwa u baahan in lagala shaqeeyo dhallainyaradaan.

6472 tykkäystä, 347 kommenttia. "Fadlan ha la caawiyo caruurtaa walaalkeen inoo soo gudbiyay ”

23/01/2024

Dhegeyso oo arag dhawaaqa xarfaha D iyo Dh.

Kalsaaridda xarfaha D iyo Dh.Carruurta qurbaha waxay dhib weyn ku qabaan, kalsaaridda labadaan xaraf.Si taas aan u fudud...
17/01/2024

Kalsaaridda xarfaha D iyo Dh.
Carruurta qurbaha waxay dhib weyn ku qabaan, kalsaaridda labadaan xaraf.

Si taas aan u fududeeyo, Ilays Af Soomaali xil weyn ayuu iska saaray soo gudbinta casharada afka hooyo. Soo raac TitTok-ga Ilays Af Soomaali.
❤️❤️
- .❤️❤️❤️

50 tykkäystä, 4 kommenttia. "Waxaan ugu hambalyeynayaa carruurta soomaaliyeed ee ku dhalatay ama ku kortay qurbaha, in ay afkooda hooyo ka baran karaa Ilays Af soomaali. 🇫🇮 ❤️ ...

Ka soo qaybgal wacan Maalin Helsinki, Helsinki Day.Carruurta Soomaaliyeed maalintaas waxaan u akhrindoonaa sheeko Xariir...
01/06/2023

Ka soo qaybgal wacan Maalin Helsinki, Helsinki Day.

Carruurta Soomaaliyeed maalintaas waxaan u akhrindoonaa sheeko Xariirooyin aad u qiimo badan, wax badanna ayay ka baran doonaan idanka Eebbe.

Haddaba carruurta keensada, si ay ugu koraan akhris wadareed afaf badan si gaar ah afkooda hooyo.
Goobta iyo qariirradda aad ku imaanayso kntaba halkan hoose ka eeg

Tervetuloa juhlimaan Helsinki-päivää, monikielisyyttä ja lasten kirjallisuutta! Tähän tapahtumaan ovat tervetulleita kaikki perheet.

WARGELIN;Waa kan mar kale iyo mid ka mid ah barnaamijyadii taxnaa ee xarunta Abwaan Faarax Shuuriye ay idiin qaban jirta...
20/05/2023

WARGELIN;

Waa kan mar kale iyo mid ka mid ah barnaamijyadii taxnaa ee xarunta Abwaan Faarax Shuuriye ay idiin qaban jirtay.

Barnaamijka bisha maajo ee gugan (2023) wuxuu noqanayaa barnaamijka ‘DHIGE iyo DHIGANE’ kulankiisa labo iyo tobnaad.

Barnaamijka Dhige iyo Dhigane waxaan ku gorfeyndoonnaa dhiganaha: ‘Ilays Af-Soomaali’ oo ay qortay Barbaariso Nimco Nuur.

Dhanka kale, barnaamijka waxaa ku marti ah: Wiilo Daahir Xasan, Macallimad Sucaad M Cabdulle, Aqoonyahanad Laylo Isxaaq, Aqoonyahan Cabdinuur Daahir, Maxamuud Maxamad Maxamuud iyo Barbaariso Nimco Nuur, waxaana xiriirindoona: Wariye Sahro Ciidle Nuur

Kulanku wuxuu dhicidoonaa fiidnimada sabtoga ee ay axad soo galayso, goorta 20:50 bariga Afrika, maalmisada bishuna tahay; maajo 27, 2023.

Dhanka kale, kulanku wuxuu u dhicidoonaa habka is-aragga tooska ah, oo aad naga daawan doontaan zoom meeting iyo facebook live, oo xarunta barteeda ayaan ku xiridoonnaa.

Maamulka Xarunta.
Mahdin badan.

U faa”iidee ubadkaaga oo bar afkooda hooyo. .
28/09/2020

U faa”iidee ubadkaaga oo bar afkooda hooyo.
.

Osoite

Meri-Rastilantie
Helsinki
00980

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Ilays Af Soomaali :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Jaa