Ali Xidig

Ali Xidig This is the official page of Ali Xidig Reporter at the World. thanks For your Following Lasoco Warar, Warbixino,, sheekoyin, Muuqaalo, IWM.

09/08/2026
02/08/2026

I969 MAXA KA DHACAY SOMALIA TAARIIKHDA OO KOOBAN

02/08/2026

Gabdh ku dhalatay UK somalia xoog loogu heystay 25 sano 12 cunugna laga dhalay daawo adaa yaabi doone

🇹🇿 TANSAANIYA OO VISA-LA’AAN U FURTAY 21 DAL OO AFRIKAAN AHDowladda Tanzania ayaa si rasmi ah u shaacisay liiska 21 dal ...
28/07/2026

🇹🇿 TANSAANIYA OO VISA-LA’AAN U FURTAY 21 DAL OO AFRIKAAN AH

Dowladda Tanzania ayaa si rasmi ah u shaacisay liiska 21 dal oo Afrikaan ah oo muwaadiniintoodu ay dalkaas geli karaan iyagoo aan u baahnayn fiise (Visa-Free).

Dalalkan ayaa kala ah: Angola, Botswana, Burundi, DR Congo, Gambia, Ghana, Kenya, Lesotho, Madagascar, Malawi, Mauritius, Mozambique, Namibia, Rwanda, Seychelles, Koonfur Afrika, Koonfur Suudaan, Eswatini, Uganda, Zambia iyo Zimbabwe.

Go’aankan ayaa looga gol leeyahay xoojinta iskaashiga dalalka Afrika, fududeynta isu socodka dadka, kobcinta ganacsiga, dalxiiska iyo maalgashiga, iyo dardargelinta isdhexgalka qaaradda.

27/07/2026
26/07/2026

😱 MAXAA MEYDKA OSAMA BIN LADEN BADDA LOOGU TUURAY? XAQIIQADII LA QARIN JIRAY!

Adresse

Paris

Heures d'ouverture

Lundi 00:00 - 23:45
Mardi 00:00 - 23:45
Mercredi 00:00 - 23:45
Jeudi 00:00 - 23:45
Vendredi 00:00 - 23:45
Samedi 00:00 - 23:45
Dimanche 00:00 - 23:45

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Ali Xidig publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Ali Xidig:

Raccourcis

Partager