17/04/2026
Yuu Cali “Ciyaartoyga isagaa laga rabaa inuu ka faa’iideysto fursada uu qaranka ka helo” waa Macalinka Xulka qaranka oo ka hadlay Arimaha Abdihafid Leo iyo kabixitankiisii xulka qaranka.
Wareysiga oo dhowr qeybood ah kadaawo Nasiye Sports Hub