08/05/2026
Coffee ☕️
Tani waa summad/logo aan u sameynay Daawad Coffee — brand casri ah oo matalaya dhadhan, diirranaan, iyo tayada qaxwaha.
Astaantu waxay isku daraysaa xarafka “D”, coffee bean ☕️, iyo uumiga qaxwaha, kuwaas oo muujinaya aroma, freshness, iyo coffee tayo sare leh.
Haddii aad rabto logo ka dhigaya brand-kaaga mid professional ah oo si fudud loo xasuusan karo — nala soo xiriir.
📞 252 68 6284777 / 252 61 0757086