haatuf media

haatuf media Waxaan Soo Gudbinayaa Warar Xaqiiqo Ah La hubo Muuqaalo Halkan isha ku haaya

Dowladda Kenya ayaa laba jibbaartay qiimaha qaadka dalkeeda ka soo go'a ee Miirooga, kaasi oo suuqiisa u weyn uu yahay S...
15/02/2025

Dowladda Kenya ayaa laba jibbaartay qiimaha qaadka dalkeeda ka soo go'a ee Miirooga, kaasi oo suuqiisa u weyn uu yahay Soomaaliya.

Halka kiilo oo joogtay 700 Ksh ah, waxa laga dhigey 1300 ksh, sida lagu sheegey bayaan ka soo Wasaaradda Beeraha Kenya.

Waa laba fanaan oo qiimo weyn agtayda ku leh ee Ilaahay ha kala qaboojiyo, walaalayaal taageerayaashiina u tura iyo bahd...
15/02/2025

Waa laba fanaan oo qiimo weyn agtayda ku leh ee Ilaahay ha kala qaboojiyo, walaalayaal taageerayaashiina u tura iyo bahda fanka oo hawsha si hoose u dhameeya.

Sheekh Xasan Al-Waajidi “ Gabadh ka caansan ha guursan, haddii kale berri adigaa xaaskii noqonaaya iyaduna ninkii ayey k...
15/02/2025

Sheekh Xasan Al-Waajidi “ Gabadh ka caansan ha guursan, haddii kale berri adigaa xaaskii noqonaaya iyaduna ninkii ayey ku noqon.

Maxay kula Tahay Adiga?

“Habooney soo laabo, Somaliland ayaa inaga badan.” Maxamed Bk
15/02/2025

“Habooney soo laabo, Somaliland ayaa inaga badan.” Maxamed Bk

Talaabo kale oo wanaagsan.Koko Bulle waxay dhowaan ka furatay magaalada Muqdisho Carwo ay ku iibin doonto dharka caruurt...
14/02/2025

Talaabo kale oo wanaagsan.

Koko Bulle waxay dhowaan ka furatay magaalada Muqdisho Carwo ay ku iibin doonto dharka caruurta oo lagu magacaabo Koko Collection, Koko waxay 50 caruur ah oo araga iyo maqalka naafo ka ah si bilaash ugu ballan qaaday in ay siin doonto dharkooda ciidka oo bilaash ah hadii Alle idmo

"Ilamada ayey ceshan weysay Kadib markii wiilka ay dunida ugu jecleed ugu yimid Goob xaflad ka socotay si kadis ah isaga...
14/02/2025

"Ilamada ayey ceshan weysay Kadib markii wiilka ay dunida ugu jecleed ugu yimid Goob xaflad ka socotay si kadis ah isaga oo u keenay hadiyado Qiima bafan -

Sida Boombala gaduudan oo Qurux badan iyo ubax Jaceyl Si uu ula Dabal d**o Gacalasadiisa habeenki Jaceyl 14 Fep

Askari ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland ayaa furimaha h**e ee Buuraha Calmiskaad ka helay Lacag kaash ah oo u dhigan...
14/02/2025

Askari ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland ayaa furimaha h**e ee Buuraha Calmiskaad ka helay Lacag kaash ah oo u dhiganta $37,000 Dollar oo iskugu jirta Waddamo kala duwan.

Lacagtan ayaa iskugu jirtay Lacagaha Wadamada Sucuudiga "Riyaal", Cuman "Rial" Yemen iyo USA "Dollar"

"Hargeysa waa lagama maarmaan oo waa Hooyadii Fanka. Waa balan in aanu Haboon Hargeysa ugu aarno.." Hobalka Maxamed Maam...
14/02/2025

"Hargeysa waa lagama maarmaan oo waa Hooyadii Fanka. Waa balan in aanu Haboon Hargeysa ugu aarno.." Hobalka Maxamed Maame.

Abwaankii sameeyey heestii malihin cadow Xamar kadaran oo caawa mar kale Hees kale ku karbaashay reer Muqdisho.Ma wadaag...
13/02/2025

Abwaankii sameeyey heestii malihin cadow Xamar kadaran oo caawa mar kale Hees kale ku karbaashay reer Muqdisho.

Ma wadaagno isiriyo
Xamareey abtoonee
Diintiyo islaamnimo
Ma ilaashaana qudha

Intaad xaasid igu tahay
Anigana kalgacal iyo
Iga dheer xigaalnimo

Ma taasaan ahayn cadaw
Cadho ururtay dawlada
Ogsoonow dadkaygow
Nacab aan ahayn xamar
Kumalihin aduunyada

Fanaanada Ugbaad Argsan ayaa soo saartay hees cusub oo la yidhaahdo Anigu waxaan ahay Ciyaal Xamar.
13/02/2025

Fanaanada Ugbaad Argsan ayaa soo saartay hees cusub oo la yidhaahdo Anigu waxaan ahay Ciyaal Xamar.

Adresse

Paris

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque haatuf media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager