Arli Pro

Arli Pro Your side, our sides.

  🇸🇴💟
10/09/2023

🇸🇴💟

Allah ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye oo maanta lagu aasay magaalada Laascaanood.
17/08/2023

Allah ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye oo maanta lagu aasay magaalada Laascaanood.

DAG: DAG: Wariye Bushaaro Baanday, ayaa hadda dib u heshay xorriyadeedii kadib markii loo iibiyay xukunkii saaka Maxkama...
15/08/2023

DAG: DAG: Wariye Bushaaro Baanday, ayaa hadda dib u heshay xorriyadeedii kadib markii loo iibiyay xukunkii saaka Maxkamaddu ku riday ee halka sanno ahaa.

Muddo ka badan 3 bilood ayay ku xidhneed Hargeysa.

Boosaaso vc Barbara
15/08/2023

Boosaaso vc Barbara

18/11/2022

Sheekada - Gabadha Sawir-Qaadaha ah -Nadar Garaase .

25/06/2021

TEDx Garoowe


03/09/2019

Maxaa kala socotaa heerka musuqmaasuqa wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland?
Maxaa kenay dibdhac inuu ku yimaadaan mashaariicda hormarka deegaanada Puntland iyo sababaha keenay muuqaalkaan kaga bogo.

Aragtidaadu waa muhiim,
Sidee looga gudbikaraa musuqa, Puntland iyo heer Soomaaliyaba?

youtube link:
https://youtu.be/q2nL3_ShLdo

La wadaag saaxiibadaa.
Arli Pro

Puntland, madax iyo bulsho waxay si mug weyn ugu diyaar garoobeen una xusayaan iyagoo midaysan munaasabadda sanad guurad...
26/07/2019

Puntland, madax iyo bulsho waxay si mug weyn ugu diyaar garoobeen una xusayaan iyagoo midaysan munaasabadda sanad guuradii 21-aad ee kasoo wareegtay asaaska Puntland oo ku beegnayd 01 Aug,1998-dii.

Arli Pro

Milatariga Suudan oo ku dhaawaqi doona afgambi?Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in uu jiro isku day afgam...
11/04/2019

Milatariga Suudan oo ku dhaawaqi doona afgambi?

Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in uu jiro isku day afgambi oo ka dhan ah madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir, ka dib markii warbaahinta dawladdu ay sheegtay in milatarigu uu “baahin doono war muhiim ah”, sida ay ku warranay wakaaladda wararka ee Reuters.

Habeenkii Arbacada dadka mudaaharaadaya ayaa sii waday in ay ku sii nagaadaan bannaanka wasaaradda difaaca ee magaalada caasimadda ah ee Khartuum, waxayna dalbanayaan in madaxweynuhu uu is casilo.

10/04/2019

Wakaaladda waxay dhowaan idiin soo gudbin doontaa barnaamijyo kala duwan oo khuseeya horumarada la taaban karo ee bilihii u danbeeyey ka hana qaaday guud ahaan Soomaaliya iyo gaar ahaan Puntland.

.

Adresse

4 Rue Doudeauville Paris
Paris
75018

Téléphone

+252612782495

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Arli Pro publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Arli Pro:

Partager