Najah badal

Najah badal ربّ اشرح لى صدري، ويسّر لى أمري، واحلل عقدة من لسانى يفقه قولي

11/10/2026

Wuxuba waa intaa Uu Raysal-wasaaruhu sheegay

Sanduuqa wax hala taro haduu alle idmaayo
11/10/2026

Sanduuqa wax hala taro haduu alle idmaayo

Lixda gobol ee waaweyn ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa si habsami leh uga socota, soo xaraysashada codsiyada dhalinyarada ka faa’iidaysanaya fursadda Maalgelineed ee uu shaaciyey Sanduuqa horumarinta dhalinyarada JSL.

Muwaadin codsigaaga maalgelinta waxaad kusoo gudbin kartaa , App-ka Sanduuqa horumarinta dhalinyarada JSL, kala soo deg Play store ama App Store ka mobilkaaga adigoo ku qoraya [Somaliland Youth Fund].

Wixii caawimo ah la xidhiidh

☎️ Line : 572900
📱 Mobile: 063-4999195 . 065-4999195
🟢 WhatsApp 063-4999195

10/10/2026

Dhalinyaro ilaashada Xogta National ID-gaaga, Lacagtaada, fikradaada ugu dambeyn ZAAD kaaga

09/10/2026

Sanduuqu xisaabta ma sidan oo dhan ayay unecbaayeen

09/10/2026

$500,000
Ee Dhalinyarta bilaa camalka ah lagu indha sarcaadayo waxa lagaga shubanayaa Malaayiin dollar bilaa xisaaba

09/10/2026

Dhalinyarta miyaa labaadhanayaa mise waxbaa la tarayaa

Maamulaha dugsiga kaadiriinta
04/10/2026

Maamulaha dugsiga kaadiriinta

23/09/2026

Xildhibaan Laabsaalax oo af muslin iyo mid gaalba qadiyadiisa ku muujiyay kana balaadhiyay…..

21/09/2026

Siidhiga miyaynaan ka korayn’ba 🤔

15/09/2026

Waraabe la hadal

Address

B
Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najah badal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Najah badal:

Shortcuts

Share