Najax Baddal

Najax Baddal ربّ اشرح لى صدري، ويسّر لى أمري، واحلل عقدة من لسانى يفقه قولي
(1)

Maxaanu wax qarsanayaa
31/03/2026

Maxaanu wax qarsanayaa

31/03/2026

Sacad Muuse iyo Cidagale isku dirkooda lacag baa lagu bixiyaa ee wixii naga tagay tolku hanoo dulqaato, idinkuba markiina waad nagu shuban doontaane😂

31/03/2026

Siciidow ilmdryaal gartaa qaada Daauud CV-yaa uxareysane, Cadeynteedana Yuusuf keyse Max khadar iyo ragaa kale weydiiya.

31/03/2026

Intii lay hogaan barilahaa waan harjadayaa

30/03/2026

Waxa Maxkamada laga soo wacay caaqilkeyga oo h**e looga qoray warqadii la igu soo daayay, iyadoo loo sheegay in 2da bisha la iga rabo maxkamada Gobolka hargeisa.

26/03/2026

9.000, 12’000, 15,000………………⛽️🤔

25/03/2026

Xukuumadda oo 14,000 Slsh ka dhigta litter-kii Oo Go’aankii h**e ka noqota ha sugi waayina ⛽️.

25/03/2026

Xukuumada oo ka jawaabtay baaq ay H**e U direen Abagaadhe Idman Hon Sakariye Nuur Saajin iyo Germany.

*Shaaciin Musharax Xildhibaan Golaha wakiillada JSL*Anigoo ah Musharax Xildhibaan Cabdiqaadir Dr Saleebaan Rambow waxaan...
23/03/2026

*Shaaciin Musharax Xildhibaan Golaha wakiillada JSL*

Anigoo ah Musharax Xildhibaan Cabdiqaadir Dr Saleebaan Rambow waxaan maanta halkan aan si rasmi uga shaacinayaa inaan ahay Musharax u tartamaya Doorashooyinka Golaaha wakiilada soo socda ee JSL, Gaar ahaan Matalaada Gobolka Togdheer ee ku muddeysan inay qabsoomi doonto 2026-2027 Inshallah.

Kadib markaan arkaan la tashaday Haldoorka, Aqoonyahanka, bahda Dhaqankayga, Qubajoogta iyo Qolqol joogta Gobolka Togdheer.

Kadib markii aan arkay Baahida Degaankaygu u qabaan inay helaan Matalaad dhaba oo ka turjunta Baahiyaadkooda.

Kadib markii ay ii soo jeediyeen haldoorka iyo Hogaan Dhaqameedka Beelwaynta Cali Siciid inaan isu soo taago Tartanka Doorashada Golaha Baarlamaanka JSL, oo aan noqdo mid kamid ah Musharaxiintooda rasmiga ah waxaan go'aansaday inaan si rasmi ah u shaaciyo Musharaxnimadayda.

Ugu dambayn Waxaan ugu baaqayaa kana Codsanayaa Qeybaha kala duwan ee Bulshadayda aan ku Mateli Doono Golaha wakiillada JSL sida Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka,Waxgaradka iyo Waayeelka inay igu garab istaagaan Hankayga Xildhibaan-nimo, Aniguna taa badalkeeda waxaan idiin balan qaadayaa hadaad i doorataan oo aad codkiina isiisaan inaan idiinku adeego sida ugu wanaagsan oo aan idiin noqon doono Matalaad Dhab ah, haday tahay Heer Qaran, Heer Gobol iyo Heer Degmo, Qol Qol Joog iyo Qubo Joogba

Allah Mahadle"

Musharax Xildhibaan Cabdiqaadir Dr Saleebaan Rambow

Ninkaa Ciidangale weyne mayorka mooga ku xiga cid kaga xaqleh ma jirto haduu mooge is casilo, waa hadii mustaqbal ka fik...
23/03/2026

Ninkaa Ciidangale weyne mayorka mooga ku xiga cid kaga xaqleh ma jirto haduu mooge is casilo, waa hadii mustaqbal ka fikirayno

19/03/2026

Malaha roobkii roobdoontiisii baa la xaammaday.
Garbaharray roob inuu ka da'o gu'ga bal aan dhawro.

Address

B
Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najax Baddal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Najax Baddal:

Share