Mohamed Nabad doon

Mohamed Nabad doon Journalist, Video Graphics, Activist & Vlogerr

25/08/2026

: Ila Hada Waxa La Badi Gobaya Ilmo Yar Oo 12jir ah oo uu Galabta Qaaday Dooxa Hargeisa

25/08/2026

Kulanka Super Mondey Waa Kulan Xamaasad Badan oo Maalin Kasta oo Isniin ah Lagu Ciyaaro Garoonka Ali Gadhle.

Goalkan Quruxda Badan Ee Sida Fican Looga Soo shaqeyay Waxa Shebega ku Hubsaday Cumar Raambe

24/08/2026

Kulankii Super Mondey Galabta Waxa Lagu Sagootiyay Ciyaaryahan H**e Xamse Asad Febrigas.

Kulankas Wuxu Dhex Maray Team Xamse & Team Cumar Raambe Halkasi oo ay Guushu Ku Raacday Kooxda Cumar

24/08/2026

“Cumar Raambe Waa Gudomiyahayhii Maanta wuu u Qalmay Guusha Bahda Ciyaraha Waxan Leeyahay………. Ciyaaryahan H**e Xamse Asad Febrigas

24/08/2026

Ciyaaryahan Adam Baashe

23/08/2026

Meherada Good Rental Suits Oo Caawa Laga Furay Xafada Qudhcdher Ee Degmada Maxamuud Haybe Ee Magaladda Hargeisa

“Dhiiga Bini’aadamku Isma Qariyo”Gacan ku-dhiigle Ahmed Faisal Yusuf Oo Sanadkii 2019-Kii Bishii December Magalada Qardh...
23/08/2026

“Dhiiga Bini’aadamku Isma Qariyo”

Gacan ku-dhiigle Ahmed Faisal Yusuf Oo Sanadkii 2019-Kii Bishii December Magalada Qardho Ku Dilay Marxuum Cabdilahi Boobe, balse Xiligas Dadyow badan u xidhnayeen, Ayaa Booliska u sheegay inuu Dilay Saxib Kii isagoo Miirkisa & Maankiisaba Qaba.

Gacan ku Dhiiglaha Ayaa Yidhi Waxan So Maray Dalka Kenya 🇰🇪 Turkey 🇹🇷 Algeria 🇩🇿 & Liibiya iyo Dalal kale wax Kasta way I Hirgali waayen Habenki Markan Seexdo isaga I hor imanaya.

23/08/2026

“Sanadkan Kooxda Si weyn ayanu I dhisnay, Waxanan Ku Rajo Weynahay inanu Tartanka Meel sare ka Gaadhno” Macaliminta Ciidanka Socdaalka Hargeisa.

23/08/2026

: Kooxda Ciidanka Socdaalka Hargeisa Ayaa si Rasmi ah ula Soo Wareegtay Sadex Ciyaaryayahan.

Karim Muda Benin 🇧🇯
Adedeji Quadri Nigeria 🇳🇬
Barkhad Ataab

23/08/2026

: Ciyaaryahan Barkhad Ataab Ayaa si Rasmi ah ugu Biiray Kooxda Ciidanka Socdaalka Hargeisa

Address

London
01

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Nabad doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share