Daa,uus Media

Daa,uus Media Political, Events, Daily News, Culture and Comedy

14/03/2026

Weey cuntaa markuu u tago ka dib....

13/03/2026

Farsamo cajiib ah

Malmahan waxa soo badanaya dhibka ay ku hayaan dhaqatirta ilkaha dumarka SomaliyeedGabdhan oo caan ah ayaa kacabaneysa d...
12/03/2026

Malmahan waxa soo badanaya dhibka ay ku hayaan dhaqatirta ilkaha dumarka Somaliyeed

Gabdhan oo caan ah ayaa kacabaneysa dhaqtarkan " waxa isoo wacay dhaqtarkan subax anigo gudanayo hawlahayga gaar ka ah, wuxu iga codsaday in aan xayasiis u sameeyo goobtiisa ganacsiga , aad ayaan uga hagar baxay, waxan u duubay labo muuqal, oo kudhawaad dawatay 2million oo qof, ila iyo hada ima siinin lacagtii aan ku lahaa,

iskadaaye in uu isiiye aniguu dib iiga qaaday lacagtii ilka dhaqa ahaa uu ii sameeyay intan kujirnay muqal dubista... Aisha ilkow....

Dhacdo naxdin leh. Ustaad Maxamed  Zeyni, oo ahaa Imaamka masjid ku yaalla Magaalada Gonder ee Deeganka Axmarada. ayaa l...
08/03/2026

Dhacdo naxdin leh. Ustaad Maxamed Zeyni, oo ahaa Imaamka masjid ku yaalla Magaalada Gonder ee Deeganka Axmarada. ayaa ladilay xili uu kasoobaxay Salaada taraawiixday xalay. Jidka ayaa loogalay waxa uu ugeeriyooday Rasaas ay kufureen koox hubaysan.
Dablayda hubeysan ee Deeganka Axmarada ayaa inta badan Musliminta ugaadhsata. Magaalada waxaa horrey uga dhacay dhacdooyin foolxuma oo Masaajido lagu gubay, marna lagu boobay suuqyo Mislimintu lahayd.

Maanta ayaa Sheekha La aasay. Alle ha u naxaristo.

Hal qalad yar ayaa wax walba beddeli kara 😭 Jawaabtaadu maxay tahay?
05/03/2026

Hal qalad yar ayaa wax walba beddeli kara 😭 Jawaabtaadu maxay tahay?

04/03/2026

Cayaaryahanada caanka ah iyo diimaha ay haaystaan

Koronto la,aan soo socotee Toosh masii iibsatay?
01/03/2026

Koronto la,aan soo socotee Toosh masii iibsatay?

Dubbe oo ka hadlaya geerida Ali Khamenei." Wadaadkaas xukumayey Iiraan waligiis il naxariis leh inakuma soo eegin, haddi...
01/03/2026

Dubbe oo ka hadlaya geerida Ali Khamenei.

" Wadaadkaas xukumayey Iiraan waligiis il naxariis leh inakuma soo eegin, haddii Adduunka oo dhami ina aqoonsadana iyagu inama aqoonsadeen, waana sababta kooxda Xamar ula safnaayeen oo guul ula jeclaayeen shiicada iyo bah wadaagtooda jabtay"..

Ragga qaar uma dhalan inay u dad kale u sacabiyaan waxay ku dhasheen inay cadaadis, ku dadaalaan waxay bixiyaan nabad, m...
01/03/2026

Ragga qaar uma dhalan inay u dad kale u sacabiyaan waxay ku dhasheen inay cadaadis, ku dadaalaan waxay bixiyaan nabad, marku waqtiga adag yimaado ma foororsadaan ma gorgortamaan uma cararaan inay ansixiyaan go'aan ay ragga kale diyaariyeen sababto ah faraskoodu dagaal ayaa loo carbiyey mahan Niikada aroosyada lagu dhigayo heshiisyada.

Waxay barteen in dhoolla-caddayntu aynan ahayn farxad balse ay adkaysi tahay, sikastoo xalaadu ahayd kaliyood ayey istaageen, waxay hadleen markii la aamusnaa ee la cabsanayey sharaf ayey ka doorteen badbaado yar, taariikhdu ma xusto kuwa dadka maaweelin jiray balse waxay xustaa kuwa diiday inay madaxooda hoos dhigaan.

Majiro qof dhamaystiran balse way dadaaleen ma rabin in mudane ladhaho waxay rabeen in loo arko qof mudan "raggu dagaal ayaa abuuray waa dagaalka saxda ah mahan dagaalka qabiil dartiis.

Qoray ✍️ Eng-Abdihalim Hillaac
follow Daa,uus Media

Guur badani.......... dhameeystir
28/02/2026

Guur badani.......... dhameeystir

waxaan daawaday qeyb kamid ah film kaan oo lamagac baxay FASAL DAALAN, waxaan is iri waxey suurad xumeynayaan oo aay mee...
28/02/2026

waxaan daawaday qeyb kamid ah film kaan oo lamagac baxay FASAL DAALAN, waxaan is iri waxey suurad xumeynayaan oo aay meel ugu dhacayaa xiriirka ardayda iyo macallimiinta, sidoo kale waxey surad xumeynayaan aqlaaqda suuban ee ardayda somaliyeed.
𝗺𝗮𝗳𝗮𝗵𝗺𝗶𝗻 𝘂 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝘂𝘂𝗯𝗮𝘆 𝗳𝗶𝗹𝗺 𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗲𝗲𝘆 𝘂 𝗱𝗼𝗼𝗿𝘁𝗲𝗲𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝘀 𝘅𝘂𝗻 𝗲𝗲 𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮.

𝗸𝗮𝘀𝗶𝗶 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗻𝗲 𝘂𝗻𝗶𝗳𝗼𝗿𝗺 𝗸𝗶𝗶 𝘀𝘁𝗮𝗻𝗱𝗮𝗿𝗱 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗲𝗲 𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗹𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝘀𝘂𝘂𝗿𝗮𝗱 𝘅𝘂𝗺𝗲𝗲𝘆𝗻 𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗲𝗱 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗱𝗵𝗶𝗵𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮.

Ismalil bulle

Waa bishi Ramadaan  ee Barakaysnayd Marxuuminta dhamaantood waa dhinteen wexeyNooga bahan yihiin waa ducoAan u ducayno w...
28/02/2026

Waa bishi Ramadaan ee Barakaysnayd Marxuuminta dhamaantood waa dhinteen wexey
Nooga bahan yihiin waa duco
Aan u ducayno walaalay shera sii dhaha
😭👇💔

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daa,uus Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share