04/09/2026
DFS ayaa markii ugu horey ka hadashay Dhacdadii ka dhacday Gurigii uu daganaa Taliye Shub ee Magaalada Doolow.
Dowlada ayaa iska fogeysay eedaynti ahayd in Dfs Drone ay ku duqeysay Guriga General Shub waxayna Dfs sheegtay in waxyaabaha qarxa lagu diyaarinayah gudaha Guriga Taliyaha, islamarkaana ay u xil saartay gudi si dhab ah usoo baara Qaraxyadii ka dhacay Doolow.