Somali Channel

Somali Channel Somalilanders page

17/11/2022

DEG DEG !
Mubaarig Oktober oo Muqal live ah kula bashalaya Fananada Asma Saban 🀐🀐

24/10/2022

Mickel jackson Hargeisa ku dhex Bashalaya πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

23/10/2022

Markad Guri wadda dajiso😁😁

Hargeysa Dhacdo Naxdin Badan;  Xaafada Sheekh Nuur Ee magaalada Hargeysa Nin ayaa ku bireeyay gabadh yar oo uu abti u ya...
07/10/2022

Hargeysa Dhacdo Naxdin Badan;

Xaafada Sheekh Nuur Ee magaalada Hargeysa Nin ayaa ku bireeyay gabadh yar oo uu abti u yahay, Hooyada Ilmaha dhashay ayaa la ii sheegay in Ilmahaas oo kaliya dhashay.

Fadlan aynu u duceyno Hooyada in samir Rabbi saqiirka ka siiyo cawad khayrqabana ugu badelo.

04/10/2022

Wiil aad u yar ❀️

Raiisul Wasaaraha cusub ee talyaaniga ayaa tidhi: "Waa in muslimiintu salaada ku tukadaan afka talyaaniga si aan u fahan...
03/10/2022

Raiisul Wasaaraha cusub ee talyaaniga ayaa tidhi: "Waa in muslimiintu salaada ku tukadaan afka talyaaniga si aan u fahano waxa ay akhrinayaan ,Waxay kaloo sheegtay in aysan muslimiinta u ogolaan doonin in ay masaajidyo cusub ka dhisaan talyaaniga.

Muslimiinta caalamka ayaan ku dhaleecaynaya baraha bulshada,faalo ka dhiibo adiguna.

02/10/2022

Baabka πŸ˜‚πŸ˜‚

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo is feedho qaawiyey.Wasiirku waxa uu ku sugan yahay dalka Boqortooyada Eswatini.
12/09/2022

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo is feedho qaawiyey.

Wasiirku waxa uu ku sugan yahay dalka Boqortooyada Eswatini.

"Saddex mar ayaan Quraanka dhammeeyay, illaa iyo haddana maan sii daynin; maalin walba Shan Jus ayaan fadhigaygan ku akh...
12/09/2022

"Saddex mar ayaan Quraanka dhammeeyay, illaa iyo haddana maan sii daynin; maalin walba Shan Jus ayaan fadhigaygan ku akhriyaa, bishiina afar mar ayaan Quraanka dhammeeyaa. Marka qofi wax iga gadanayo kitaabka intaan isku laabto ayaan u adeegaa, marka uu iga dhaqaaqana halkaygii baan akhrinta kasii wataa.

Muddo saddex sanno ah oo aan ganacsigan ka shaqaysanaayay sidaas baan soo waday; annigoo faraxsan oo xasilooni dareemaya ayaan ka galbadaa galabtii halkaan".Xasan oo ganacsadde muqdisho ah.

X- Hassan Sheikh Omar

Madaxweyne Biixi, ayaa saxeexay buugga tacsida boqoradii dhimatay ee UK
12/09/2022

Madaxweyne Biixi, ayaa saxeexay buugga tacsida boqoradii dhimatay ee UK

Koronta EThiopia ayaa la keeni doonaa Somaliland.
10/09/2022

Koronta EThiopia ayaa la keeni doonaa Somaliland.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share