Salmaan Asteeye

Salmaan Asteeye Salmaan ismalure, Somali Journalist. publishes indepentdently on Social Media || Breaking News. "hagaajinta bulshada"
(1)

29/04/2026

Layaab " farmaajo oo ku eedeeyey xasan inaanu ciidanka daryeelin..."🫢

DEGDEG🚨ciidamada Isr**'iil oo sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay arday Falastiiniyiin ah oo mudaharaad ka dhigayay Daant...
14/04/2026

DEGDEG🚨ciidamada Isr**'iil oo sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay arday Falastiiniyiin ah oo mudaharaad ka dhigayay Daanta Galbeed ee la haysto.

DEGDEG🚨Donald Trump ayaa sheegay in uu u tartamayo booska Madaxweynaha dalka Venezuela ka dib marka uu ka dhammaado mudd...
27/03/2026

DEGDEG🚨Donald Trump ayaa sheegay in uu u tartamayo booska Madaxweynaha dalka Venezuela ka dib marka uu ka dhammaado muddo xileedkiisa Maraykanka.

DEGDEG🚨Ra'iisul Wasaaraha Isr**'iil Benjamin Netanyahu ayaa habeenkii xalay ku tilmaamay "mid aad u adag" isagoo ka jawa...
22/03/2026

DEGDEG🚨Ra'iisul Wasaaraha Isr**'iil Benjamin Netanyahu ayaa habeenkii xalay ku tilmaamay "mid aad u adag" isagoo ka jawaabaya duqayntii Iiraan ay ku qaadday koonfurta Isr**'iil.

DEGDEG🚨Ciidanka Isr**'iil ayaa ku dhawaaqay inay duqayn cirka ah ka geysteen duleedka koonfureed ee Beirut, iyagoo barti...
02/03/2026

DEGDEG🚨Ciidanka Isr**'iil ayaa ku dhawaaqay inay duqayn cirka ah ka geysteen duleedka koonfureed ee Beirut, iyagoo bartilmaameedsaday taliye sare oo ka tirsan Xisbullah.

DEGDEG🚨Wasaaradda Difaaca Kuwait ayaa  ku dhawaaqday in dhowr diyaaradood oo dagaal oo Mareykan ah ay ku burbureen dhulk...
02/03/2026

DEGDEG🚨Wasaaradda Difaaca Kuwait ayaa ku dhawaaqday in dhowr diyaaradood oo dagaal oo Mareykan ah ay ku burbureen dhulka Kuwait, laakiin dhammaan shaqaalihii saarnaa ay badbaadeen.

Degdeg🚨Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iran, Ali Larijani, ayaa  sheegay in dhawaan la dhisi doono gole ku meel ...
01/03/2026

Degdeg🚨Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iran, Ali Larijani, ayaa sheegay in dhawaan la dhisi doono gole ku meel gaar ah oo loogu diyaargaroobo doorashada hoggaamiyaha cusub, ka dib markii Tehran ay h**e u shaacisay in la dilay hoggaamiyihii sare ee Iran Ali Khamenei oo lagu dilay weerarrada Israel iyo Maraykanku ku qaadeen Iran.

DEGDEG🚨Iiraan ayaa ku qaaday weeraro isdaba jooga oo ka kooban gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn gudaha Isr...
28/02/2026

DEGDEG🚨Iiraan ayaa ku qaaday weeraro isdaba jooga oo ka kooban gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn gudaha Isr**'iil.

DEGDEG🚨Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay weeraradii Iiraan ay ku qaadday Imaaraadka Carabta, Baxrayn, Qadar, Kuwait, iy...
28/02/2026

DEGDEG🚨Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay weeraradii Iiraan ay ku qaadday Imaaraadka Carabta, Baxrayn, Qadar, Kuwait, iyo Urdun, iyagoo xaqiijiyay inay garab taagan yihiin dalalka walaalaha ah.

DEGEEG🚨Ra'iisul Wasaaraha Isr**'iil Benjamin Netanyahu iyo Mareykanka ayaa ku dhawaaqay howlgal milatari oo wadajir ah, ...
28/02/2026

DEGEEG🚨Ra'iisul Wasaaraha Isr**'iil Benjamin Netanyahu iyo Mareykanka ayaa ku dhawaaqay howlgal milatari oo wadajir ah, oo loogu magac daray "Howlgalka Libaaxa," oo ka dhan ah Iiraan si looga hortago inay hesho hubka nukliyeerka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyay in la bilaabay howlgallo dagaal oo waaweyn si loo difaaco dadka Mareykanka loona baabi'iyo khataraha Iiraan.

Sanadkan barca ayaa qaadaysa🏆
27/02/2026

Sanadkan barca ayaa qaadaysa🏆

Address

London
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salmaan Asteeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share