Mogadishu Plus

Mogadishu Plus Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mogadishu Plus, London.
(1)

Mugdishu Plus waa
Bogga warbaahineed oo soo bandhiga wararka Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya, kuwa Caalamaka, Waxaan ku soo gudbineynaa warar, warbixino, iyo xog muhiim ah oo bulshada ka qarsoon.

30/03/2026

“Ma nihin jabhad; waxaan nahay dowlad. Dadkeenna iyo deegaankeenna midna waxba uma dhimeyno, Waa ku mahadsan yihiin sida shacabka ay dowladdooda u soo dhaweeyeen.”— Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF Soomaaliya.

30/03/2026

Wasiir Eelay & ciidanka badabaada KG Oo gudaha baydhabo ay shacabka ugu soo dhaweeyeen si diiran.

30/03/2026

Muuqaal: Ciidamda badbaadada KG oo gudaha u galay Baydhabo..

30/03/2026

Deg-deg: Ciidamada Xoogga Dalka ayaa gudaha u sii galaya magaalada Baydhabo, halkaas oo shacabka si dareen leh u soo dhaweynayaan.

30/03/2026

Deg-deg Ciidamo farabadan oo ah kuwa lafta gareen ayaa isku soo dhiibay ciidamda Dowlada Df & kuwa mucaaradka KS.

30/03/2026

Daawo askari ka mid ah difaaca lafta gareen oo ku jah wareeray dagaalka ka socda baydhabo..

30/03/2026

Deg-deg : Ciidmada Dowlada D.F & kuwa mucaaradka koonfur galbeed oo gudaha ugalay Baydhabo, dagaal aan waxba la isku reeban yaa socda haatan…

29/03/2026

DEG-DEG: Dowladda Soomaaliya oo digniintii ugu dambeysay u dirtay Laftagareen, iyadoo shacabka iyo ciidanka ku sugan Baydhabo fartay inaysan difaac u noqon xaafadda uu ku go’doonsan yahay.

Saameynta Go’aanka DFS Ee Joojinta Heshiisyada Amniga Ee UAEGo’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay ku baabi’isay ...
12/01/2026

Saameynta Go’aanka DFS Ee Joojinta Heshiisyada Amniga Ee UAE

Go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay ku baabi’isay dhammaan heshiisyada amni ee lala galay Imaaraadka Carabta ayaa si toos ah u taaban kara awoodda iyo siyaasadda maamul-goboleedyada — gaar ahaan Somaliland, Puntland iyo Jubaland — kuwaas oo h**e ula lahaa iskaashi dhow oo amni, dhaqaale iyo maalgashi.

Saameynta Guud Ee La Filan Karo
Amniga: Maamul-goboleedyadu waxay lumi karaan tababar, qalab iyo taageero fulineed oo UAE bixisay, taasoo saameyn ku yeelan karta haynta amniga gudaha.

Nidaamka Federaalka: Go’aanku wuxuu adkeynayaa in xiriirrada dibadda lagu maamulo heer qaran, taasoo dib u qeexaysa awoodaha diblomaasiyadeed ee federaalka iyo maamul-goboleedyada.

Xiriirka Dibadda: Maamul-goboleedyadu waxay raadin karaan iskaashi cusub ama waxay la jaan-qaadi doonaan dowladda dhexe si ay u helaan taageero kale oo caalami ah.

Gunaanad
Saameynta go’aanka DFS waxay noqon doontaa mid ka muuqata dhinacyada amniga, siyaasadda gudaha iyo xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya.

Waxaa la filayaa in maamul-goboleedyadu raadsadaan beddel cusub ama ay xoojiyaan wadashaqeynta federaalka si loo ilaaliyo danaha amni iyo siyaasadeed ee dalka.

Address

London Borough Of Hackney

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Plus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share