Faaqidaadda siyaasadda somalia

Faaqidaadda siyaasadda somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faaqidaadda siyaasadda somalia, Media Agency, London.

Dhacdo argagax leh iyo Cusbitaalka Burco.Maalintii axada oo bishu ahayd 17/05/2026 Gabadh danyar ah oo dhiikar ku kacsan...
22/05/2026

Dhacdo argagax leh iyo Cusbitaalka Burco.

Maalintii axada oo bishu ahayd 17/05/2026 Gabadh danyar ah oo dhiikar ku kacsan yahay uurkeeduna yahay 9bilood ayaa la keenay Cusbitaalka Burco, gabadhan oo qoyskoodu ka bixin kari wayeen lacagtii daawada dhiikarka gabadha lagaga dajinayay ayaa aakhirkii gashay xaalad aad u culus ka dib marki ay maamulka cusbitaalka burco ka caawin waayen lacagta daawada dhiikarka lagaga dajinayo.

Gabadhi iska bixin kari wayday shilimaadka dhiikarka lagaga dajinayo ayay dhakhaatirta cusbitaalku soo jeediyeen in ilmaha uurkeeda ku jira iyo nafteda la kala reebo oo ilmaha laga so saaro, qoys iska bixin kari waayay lacagta daawada dhiikarka miya iska bixin kara lacagta Qaliin ilmaha lagu soo saaro (Caesarean operation) , waa maya, gabadhan oo la hor keenay xafiiska agaasimaha si uu indhihiisa ugu arko xaalada argagaxa leh ee ay ku sugan tahay iyo sida silica leh e ay u naf baxayso ayaa aakhirkii geeriyootay iyada oo aan waxba loo qaban.

22/05/2026

😂👇 garee

22/05/2026

ugu fadhidaa Ninkaan 👇 garee

Sawirkan waa Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo 48 sano jir ah iyo xaaskiisa Brigitte Macron oo 73 sano jir ah,...
12/05/2026

Sawirkan waa Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo 48 sano jir ah iyo xaaskiisa Brigitte Macron oo 73 sano jir ah, wax carruur ahna isuma dhalin.

Laakiin Brigitte guurkeedii h**e waxay ka dhashay 3 carruur ah oo jira qiyaastii 41, 49 iyo 51 sano.

Markaa marka loo eego qoyskan isku dhafan:

Brigitte Macron way ka weyn tahay saygeeda Macron.
Laba ka mid ah carruurta uu adeerka u yahay way ka waaweyn yihiin isaga.

Sidaas darteed Emmanuel Macron wuxuu ka yar yahay laba ka mid ah carruurta xaaskiis.

Waa hawlaha adduunyada!

29/04/2026

bay kadhigeen siyaasiyiinteedu 😭aduunkoo dhan baa sanka naga qabsaday😭 garee

26/04/2026

iyo xanuunada halistaa ee laga qaado gareeya

25/04/2026

Dhalinyaro barya Ninkan waa tusaalaha dhabta kuwa murugta iyo aduunku ku adkaaday garee

24/04/2026

oo 🤣share garee

23/04/2026

👇dadkii qaatay waa iyo aqoonyahan waanaga garee

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaqidaadda siyaasadda somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category