15/07/2026
π€ TABABAR KU SAABSAN MUHIIMADDA NABADDA IYO DIGNIINTA H**E
(The Importance of Peace and Early Warning for Conflict Prevention)
Maanta waxaan ka qaybgalay tababar ku saabsan muhiimadda nabadda iyo digniinta h**e ee ka hortagga khilaafaadka{The Importance of Peace and Early Warning for Conflict Prevention.}, kaas oo ka dhacay xarunta Degmada Danbal ee magaalada Danbal, maalinta oo Arbacada ah, taariikhduna tahay 08/11/2018 T.I.
Intii uu socday tababarka waxaan ka doodnay su'aalo iyo aragtiyo kala duwan oo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa nabadda, loo horumarin lahaa wada noolaanshaha bulshada, isla markaana loo adeegsan lahaa digniinta h**e si looga hortago khilaafaadka ka hor inta aysan sii fidin.
Waxaan uga mahadcelinayaa qabanqaabiyeyaasha iyo dhammaan ka qaybgalayaasha fursaddan qiimaha leh. Waxaan rajaynayaa in aqoonta laga kororsaday tababarkan ay gacan ka geysan doonto ilaalinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka bulshada degmada danbal.
ποΈ Nabaddu waa saldhigga horumarka, digniinta h**ena waa furaha ka hortagga khilaafaadka.