Leeydh Aduun

Chiama Indicazioni

Leeydh Aduun Every step makes a footprint. 一步一个脚印。

21/10/2026

Afsomali ku sheeg xayawaan Baddeedkan?

21/10/2026

Waa Duni Akhirusaban ah.

🧠 HAL XIDHAAL CILMIYEED! 🤔🔥Haddii aad tiriso tirooyinka 1 ilaa 100, imisa jeer ayuu ka dhex muuqanayaa tiradaas lambarka...
21/10/2026

🧠 HAL XIDHAAL CILMIYEED! 🤔🔥

Haddii aad tiriso tirooyinka 1 ilaa 100, imisa jeer ayuu ka dhex muuqanayaa tiradaas lambarka 4? 😎

🔹 A: 10 jeer
🔹 B: 19 jeer
🔹 C: 20 jeer
🔹 D: 21 jeer

💬 Jawaabtaada ku qor faallooyinka (Comments)! 👇

⚠️ Ha degdegin! Si fiican uga fikir ka hor intaadan jawaabin. 😁🧠

20/10/2026

Hadad fahmin yeelka xaalku ma sahlana gabadhu ey sheegeyso.

20/10/2026

Caruurnimadii sidan ma kugu dhacdey?

20/10/2026

Say walaahi waa dhaftay Gabadhan say Talaahi bey mareysa. 😄

20/10/2026

Waa kalmad aan yaranteydii aad ula yaabi jirey.

Taraafikada war baa sugaya.
18/10/2026

Taraafikada war baa sugaya.

🚨 WAR DEGDEG AH 😳💔🔥🇫🇷 Faransiiska waxaa ka socda bannaanbaxyo rabshado wata, iyadoo kumannaan qof ay ka cabanayaan nolos...
18/10/2026

🚨 WAR DEGDEG AH 😳💔🔥

🇫🇷 Faransiiska waxaa ka socda bannaanbaxyo rabshado wata, iyadoo kumannaan qof ay ka cabanayaan nolosha oo qaali noqotay iyo xaaladaha nololeed ee liita. Waxaa la soo sheegayaa burburinta hantida iyo boobka ganacsiyada.

💔🤦‍♂️ Marka noloshu adkaato, caro bulsho ayaa isu beddeli karta qalalaase.

Sey ku dhacdey arintaan?
18/10/2026

Sey ku dhacdey arintaan?

Indirizzo

Lugo

Telefono

+33749645740

Sito Web

Notifiche

Lascia la tua email e sarai tra i primi a sapere quando Leeydh Aduun pubblica novità e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Scelte rapide

Condividi