Journalist Abdulaziz Siyat

Journalist Abdulaziz Siyat Kalasoco Wararki Ogu Dambeyay Ee Somalida iyo Dunida Somali isku duban iyo qaranimo lo dhanyahay ayaaan doneynaa dar allena wan gari donaa amin

05/08/2024
13/07/2024
13/07/2024
13/07/2024

SRTV | 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜 𝗥𝗘𝗔𝗟𝗜𝗧𝗬 𝗧𝗩
‐------------------
Ku xidhannow SOMALI REALITY TV(SRTV) si aad ula socto wararka Soomalida, Geeska africa, Bariga dhexe iyo Dunida, sidoo kale kala soco barnaajimo kala duwan.

23/05/2024

Magaalada macdanta laga qodo ee Rubaya ee ku taalla Bariga Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, waxaa lagu tilmaamaa inay tahay caasimadda macdanta Coltan-ka ee adduunka, waxayna gacanta u gashay fallaagada.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

23/05/2024

Maaanta oo kale 38 sano kahor
---------------------------------------------------
Madaxweeynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, ayaa 23kii bishii May ee sannadkii 1986dii, waxaa uu shil gaari ku galey duleedka magaalada Muqdisho.

Madaxweeyne Maxamed Siyaad Barre, oo dhaawac ka soo gaarey shilkaas, ayaana loo duuliyey dalka Sacuudiga si loogu soo daweeyo.

Shilkaasi waxaa uu ka dhacay jidka u dhexeeya Muqdisho & Afgooye.

9 sannadood ka dib ayuuna Rabbi ha u naxariistee Maxamed Siyaad geeriyoodey.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya degmooyinka magaalada caaismadda ah.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

Address

طريق بدون اسم، كيسمايو، Somalia
Garissa
01000

Telephone

254714238554

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Journalist Abdulaziz Siyat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Journalist Abdulaziz Siyat:

Share