17/10/2024
Ganacsade Cali Cumar Guuled ayaa hada iska casilay Maamulkii Hudheelkii Cali Guuled ee Hargeysa waxaanu sheegay inuu dhisaayo Madaxweyne Muuse Biixi oo siyaasada toos u galay.
Sidoo kale wuxuu sheegay in uu Walalkii ku wareejiyay Maamulkii hudheelkas.
Goor dhow Muuqalka la soco.