03/12/2018
One cannot think well, love well, sleep well, if one has not dined when you want a dinning experience come see us, at . We speak the good food language expect the best. posh restaurants location downtown Mombasa.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Halkani waa Posh Restaurant oo idinkugu diyaar eh cunooyin kala duwan lehna dhadhan cajiib ah kuna qancin doonto.
Shaqaale loo carbiyey qancinta macaamiisha kuguna soo dhaweynayo gacmo furan.
Hadaba Posh Restaurant waxey idinkula diyaar tahay Cunooyinka Soomalida iyo kuwa International ah.
Waxaa kaloo ka heleysaa hall loogu tala galay aroosyada iyo shirarka.
Posh Restaurant waxey ku taalaa Mombasa, Kenya.