24/11/2024
Markii ugu horey ayaan fursad siinaynaa Ganacstada yaryar ee doonaysaa ineey bartaan Siyaabaha ay ganacsigooda ugu iibgayn lahaayeen baraha bulshadda waxaan qabanaynaa Tababar soconaya hal maalin oo ku saabsan suuq gaynta digitalka ah.
Hadaad joogtid Nairobi nagala soo qaybgal waxaan ku qabanaynaa Bbs Mall Underground
Ama la xiriir +254799918723.