Ilays Digital

Ilays Digital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ilays Digital, Advertising/Marketing, Mweni Road, Nairobi.
(6)

Ilays Digital is a strategic digital marketing and video production agency helping hospitals, schools, NGOs, and businesses grow visibility, credibility, and leads in the Somali market.

Waxaa sharaf noo ah inaan qayb ka noqonno sheekada guusha ee Fayadhowr Night.Howlwadeenada Ilays Digital ayaa ku faraxsa...
23/07/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan qayb ka noqonno sheekada guusha ee Fayadhowr Night.

Howlwadeenada Ilays Digital ayaa ku faraxsan inay soo saartay muuqaalada iyo xusuusta munaasabaddan qiimaha badan ee lagu maamuusay howlwadeenada dadaalka, iyo daacadnimada ku suntan.

Waxaan u mahadcelineynaa Fayadhowr Cleaning Company kalsoonida ay nagu qabaan, waxaana hambalyo u direynaa dhammaan howlwadeenadii la abaalmariyey. Waa farxad inaan kaalin ku yeelanno soo bandhigista dhacdooyin dhiirrigelin leh oo sidan oo kale ah.

Haddii aad u baahan tahay muuqaallo, sawirro, ama suuqgeyn dijitaal oo si xirfad leh u muujisa sumaddaada, Ilays Digital ayaa diyaar kuu ah.

HambalyoMaalinta Xorriyadda Soomaaliyeed.
25/06/2026

Hambalyo
Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed.

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: ๐— ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฒ๐—ฟ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ต?Ma tahay qof hal-abuur iyo xirfad sare u leh naqshadaynta? Ma rabt...
01/06/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: ๐— ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฒ๐—ฟ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ต?
Ma tahay qof hal-abuur iyo xirfad sare u leh naqshadaynta? Ma rabtaa inaad ka mid noqoto koox firfircoon oo dhisaysa mustaqbalka digital-ka ee Soomaaliya?

Waxaan raadinaynaa qof leh aragti fog, dhiirigelin sare, iyo karti uu fikradaha adag ugu beddeli karo naqshado soo jiidasho leh oo daboolaya baahiyaha macaamiisheena koraya.

๐— ๐—ฎ๐˜€'๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ:
โœ… Diyaarinta iyo naqshadaynta agabka aqoonsiga ganacsiga (Branding, Logos, iyo Corporate Identity).
โœ… Sameynta naqshado tayo sare leh oo loogu talagalay baraha bulshada (Facebook, Instagram, iyo TikTok).
โœ… La shaqaynta kooxda marketing-ka si loo soo saaro fikrado hal-abuur leh oo suuqa ka dhex muuqda.

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ฌ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†:
โœ… Khibrad shaqo oo la xaqiijiyey oo xiriir la leh Graphic Design (Fadlan soo dir Portfolio-gaaga).
โœ… Aqoon durugsan oo ku saabsan aaladaha naqshadaynta sida Adobe Photoshop, Illustrator, iyo InDesign.
โœ… Karti aad ku shaqayn karto waqti xaddidan adoo ilaalinaya tayada shaqada.

๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ:
Haddii aad daryeelayso booskan oo aad u aragto inaad tahay qofka saxda ah, fadlan u soo dir CV-gaaga iyo shaqooyinkii aad h**ey u soo qabatay (Portfolio) ciwaanka hoos ku xusan:

๐Ÿ“ง E-mail: [email protected]
๐Ÿ“… Taariikhda ugu dambaysa (Deadline): 8-da Juun, 2026

Maanta waxaan u dabaaldegaynaa hal-abuurka, farshaxanka, iyo awoodda ay nashqaduhu ku beddelaan dunida. Nashqaddu ma aha...
27/04/2026

Maanta waxaan u dabaaldegaynaa hal-abuurka, farshaxanka, iyo awoodda ay nashqaduhu ku beddelaan dunida. Nashqaddu ma aha oo kaliya qurux, waa luuqad xiriirisa ganacsiga iyo macaamiisha.

Annaga oo ah Ilays Digital waxaan ku faannaa inaan qeyb ka nahay safka h**e ee abuurista muuqaallo iyo nashqado soo nooleeya fikradahaaga.

Haddiiba aad rabto inaad sumaddaada (Brand) kor u qaaddo, waxaan diyaar u nahay inaan kugu garab istaagno khibraddeena.

Nagala soo xiriir:
โ€ข WhatsApp: 61 0 59 46 46

Libaaxa waa xayawaanka ugu saameynta badan duurjoogta, Ganacsigaga waxa uu mudan yahay inuu sidaas oo kale saameyn ugu y...
04/04/2026

Libaaxa waa xayawaanka ugu saameynta badan duurjoogta, Ganacsigaga waxa uu mudan yahay inuu sidaas oo kale saameyn ugu yeesho meesha uu joogo.

Talaabada koowaad maanta qaad, la soo xiriir Ilays Digital oo u samee ganacisgaaga Sumcad.

๐Ÿ“ž 061 059 4646
๐Ÿ“ง [email protected]

Macmiil, views iyo likes badan ma buuxiyaan jeebka haddii uusan jirin qorshe suuqgeyn oo sax ah. Ganacsiyo badan ayaa ku...
28/03/2026

Macmiil, views iyo likes badan ma buuxiyaan jeebka haddii uusan jirin qorshe suuqgeyn oo sax ah.
Ganacsiyo badan ayaa ku mashquula views badan laakiin iib ma helaan. Ilays Digital ayaa kaa caawin karta inaad daawadayaasha u beddesho macaamiil dhab ah.

Nala soo xiriir maanta oo kobci ganacsigaaga.

19/03/2026

Waxaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan macmiisha sharafta leh ugu hambalyeyneynaa munaasabada ciida, waxaan idin leenahay ciid wangaasan.

Maamulka iyo howlwadeenada ilays digital waxuu bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilashada bisha barakeysan ee R...
17/02/2026

Maamulka iyo howlwadeenada ilays digital waxuu bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadan, waxaan idin leenahay ramadaan kareem, Allaha naga dhigo kuwii cibaada suuban la imaado.

Shaโ€™ban, Bishii isu diyaarinta RamadaankaSoonka Ayyamul Bidh waa fursad qalbiga lagu nadiifiyo, ajarna lagu kasbado.Ha s...
01/02/2026

Shaโ€™ban, Bishii isu diyaarinta Ramadaanka
Soonka Ayyamul Bidh waa fursad qalbiga lagu nadiifiyo, ajarna lagu kasbado.
Ha seegin maalmahan barakeysan
ุนู† ุฃุจูŠ ุฐุฑ ู‚ุงู„ : ู‚ุงู„ ู„ูŠ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… :

โ€ ุฅุฐุง ุตู…ุช ุดูŠุฆุงู‹ ู…ู† ุงู„ุดู‡ุฑ ูุตู… ุซู„ุงุซ ุนุดุฑุฉ ูˆุฃุฑุจุน ุนุดุฑุฉ ูˆุฎู…ุณ ุนุดุฑุฉ โ€ .

Xirmooyinka Graphic Designka aad naga heli doontaan.nagala so xiriir 61 0594646Shirkadda waxay ku taala Taleex, Hodon, M...
29/11/2025

Xirmooyinka Graphic Designka aad naga heli doontaan.

nagala so xiriir 61 0594646

Shirkadda waxay ku taala Taleex, Hodon, Mogadishu.

Address

Mweni Road
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 13:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252610594646

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ilays Digital:

Shortcuts

Share