18/05/2026
Horaan Idinku Sheegay in Boosaaso ay Tahay Argentina Waxna aan Laga Qaban karin, Dadku Waxay Qiimeeyen Kulankii Kowaad oo Waad ohaydeen Siday u Hadlaayen, Walow uu Jiray Isla Qabsi La'an Dhinaca Ciyaryahanada Ah.
Horey Waxa Loo Yidhi Libaax Qoyay Bisad ha Moodin, Boosaaso Oo Group Ka ugu Adag ku jirtay Watas Noqotay Xulkii Labaad Ee Ka soo Baxa.
Dhinaca Ciyaaryahanada Waxay heystan Difaac Adag sido kale Dhex Kubada Qaabeynaya oo Afka Horey Qaabeynaya, sido kale Weerar Yahano Fursadaha Ka Faidaynaya oo Jaaniska ay u timaado Halis Abuuri kara.
Boosaaaso Waaa Champions Taas iga Qora!