Minbar Show

Minbar Show minbar show barta bulshada soomaaliyeed�

RASMI: Ronaldo Junior ayaa ku biirey Akademiyada Kooxda kubada Cagta ee Manchester United.Sidii abaahis ayuu xidhan doon...
11/02/2022

RASMI: Ronaldo Junior ayaa ku biirey Akademiyada Kooxda kubada Cagta ee Manchester United.

Sidii abaahis ayuu xidhan doonaa lanbarka caanka ah ee No-7.

China ayaa si dhakhso ah usoo magacaabey ergay cusub oo u qaabilsanaan doonna Geeska Afrika, sida uu sheegay Wasiirka Ar...
06/01/2022

China ayaa si dhakhso ah usoo magacaabey ergay cusub oo u qaabilsanaan doonna Geeska Afrika, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda China mar uu maanta ku sugnaa dalka Kenya.

General GabreDawladda Itoobiya ayaa weli raadinaysa Colonel Gebregziabher Alemseged Abraha oo ay Soomaalidu u taqaanno “...
06/01/2022

General Gabre

Dawladda Itoobiya ayaa weli raadinaysa Colonel Gebregziabher Alemseged Abraha oo ay Soomaalidu u taqaanno “General Gebre”.

Waxa ka mid ahaa 76 qof oo ka tirsan TPLF oo la amray in la soo xidho.

Qaar ka mid ah dadka la raadinayo waa la dilay. Waxa ku jiray Seyoum Mesfin oo 20 sano ahaa wasiirka arrimaha dibadda.

Qaar kale waa la soo xidhay. Sida, aasaasihii TPLF, Sebhat Negga.

Laakiin dawladda Itoobiya weli ma shaacin meesha uu ku dambeeyay Gebre.

Gebre waxa uu hoggaaminayay duullaankii ay ciidanka Itoobiya ku galeen Soomaaliya 2006-2009.

Wll caawa waa jumcee igula salli suubanaheena maxamed Nabad iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee scw scw csw
06/01/2022

Wll caawa waa jumcee igula salli suubanaheena maxamed Nabad iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee scw scw csw

Sheekh Cusmaan Usuuli ayaa taageerayaasha Nabad iyo Nolol usoo jeediyay inay Towbad keenaan.Qof Nabad & Nolol taageero u...
06/01/2022

Sheekh Cusmaan Usuuli ayaa taageerayaasha Nabad iyo Nolol usoo jeediyay inay Towbad keenaan.

Qof Nabad & Nolol taageero u ah oo soo wacay barnaamijka weydii Sheekha ayaa su’aashan weydiiyay Sh. Cusmaan usuuli

“Sheekhow waxan u shaqeyaa Nabad iyo Nolol. Waxaan aflagaadeeyaa madaxda mucaaradka, lacagtaas xaaraan miyaa oo la igu siinaayo inaan caayo mucaaradka”

Sheekh Usuli ayaa qadcan lacagtaas ku tilmaamay xaaraan, wuxuuna soo jeediyay in dhamaan taageerayaasha Nabad iyo Nolol ay towbad keenaan.

Shushu Abdalla: "waxaan aaminsanahay inaan 1million ku gaaray kalarkayga Black diamondka ah".Sideed u argtaa?
06/01/2022

Shushu Abdalla: "waxaan aaminsanahay inaan 1million ku gaaray kalarkayga Black diamondka ah".

Sideed u argtaa?

Xisbigga wadani ayaa maanta dhoola tus ka sameeyay  Burco
06/01/2022

Xisbigga wadani ayaa maanta dhoola tus ka sameeyay
Burco

Qodobka uguweyn ee khilaafku ka taagan yahay.Shirka golaha wadatashiga qaran oo socda maalintii afaraad ayaa xogaha laga...
06/01/2022

Qodobka uguweyn ee khilaafku ka taagan yahay.

Shirka golaha wadatashiga qaran oo socda maalintii afaraad ayaa xogaha laga helayo waxay sheegayaan in madaxdu isku khilaafsan yihiin cidda looga dambeynayo masuuliyadda hoggaaminta amniga dalka.

Raysal wasaare Rooble ayaa soo jeediyay in dhammaan la hoos keeno howlaha amniga uuna noqdo qofka ay hoos imaanayaan dhamaan taliyayaasha ciidamada inta lagu jiro howlaha doorashooyinka dalka.

Madaxweynayaasha Jubaland, Hirshabelle iyo Puntland ayaa raysal Wasaaraha ku kuraacay qorshahan, halka ay ka biyo diideen Madaxweynayaasha Koonfurgalbeed iyo Galmudug iyagoo sheegay in madaxweyne Farmaajo uu yahay taliyaha ciidamada qalabka sida, isagana uu masuul ka yahay amniga dalka.

Sideed u aragtaa?

Guddiga dabagalka hantida ee golaha wakiillada Somaliland ayaa musuq-maasuq ku helay hay'ado ka mid ah dawladda. Warbixi...
02/01/2022

Guddiga dabagalka hantida ee golaha wakiillada Somaliland ayaa musuq-maasuq ku helay hay'ado ka mid ah dawladda.

Warbixin guddigu maanta ka hor jeediyey golaha wakiillada ayay ku sheegeen sidan;

"Guddigu waxa ay soo aragtay in garoonka degmada OODWEYNE Shirkad qandaraas lagu siiyey in ay dhisto sannadkii 2018-2019, kadibna ay dhistay dayrka garoonka muddo kooban kabacdina ay dabayli dumisay dayrkii garoonka dhamaantiiba, waxaana mar labaad shirkad Libaax Construction la yidhaa lagu siiyey qandaraas in ay dhisto garoonka oo hadda maraya wajigii 1'aad.

Gudidga waxa ay soo ogaatay in riiggii laga qodayay OODWEYNE oo lacagtiisu ay dhamayd $500,000 si toos ahna khasnadda madaxtooyada laga bixiyey, in gabi ahaanba aan waxba laga fulin, habeen madowna uu guuray Riiggii sida uu guddiga u sheegay maamulka gobolku”.

Mustafe Khayreeye Guddoomiyaha guddiga dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka.

01/01/2022

Duco ku anfici doonta hadii aad joogtayso wll dhe si walaala kale oga faaiidaystaan

Address

Eastleigh
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Minbar Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category