Taariikhyahan

Taariikhyahan Falanqo guud �

Son "Ronaldo waan ku dayadaa lkn Messi waa kan ugu fiican kubada cagta"
04/09/2026

Son "Ronaldo waan ku dayadaa lkn Messi waa kan ugu fiican kubada cagta"

Kan ay Saka dhahaan ma saas baa sanadka dhan baalkiisa ugu tashaneynaa ma ciyaaryahanka noocaan ah ee qofna Mari Karin b...
31/08/2026

Kan ay Saka dhahaan ma saas baa sanadka dhan baalkiisa ugu tashaneynaa ma ciyaaryahanka noocaan ah ee qofna Mari Karin baa muhiim inoo ah oo Champeons league ka sugeynaa yaab kubadaha lugtiisey ku dhamaanayaan Maduka dhaama

Doofaar ma daahiro hora loo yiri Arteta oo difaacisa Soo ceshtay kulankii h**e waxa aan is laheyn risk-guu qaadanaya lkn been haduu gool leeyahay waley ka tahay inuu ku Soo weeraro oo gool 2aad raadiyo yaab, calaa kuli xaal guul.

31/08/2026

Messi gadaashaa ma dhafti doono The GOAT 🫠

Xalay Mess 4 gool buu dhaliyey labo ay free-kick tahay iyo labo gool oo kale oo aad u qurxoon xili inter Miami ku badisa...
30/08/2026

Xalay Mess 4 gool buu dhaliyey labo ay free-kick tahay iyo labo gool oo kale oo aad u qurxoon xili inter Miami ku badisay 7gool

Argagaxa dhabta ah waa Mbappe Fov Bollan de'Or 😧
26/08/2026

Argagaxa dhabta ah waa Mbappe Fov Bollan de'Or 😧

Koobka aduunka gobolada lama geeyo ee caasimadaa la geeya sorry Barcelona hhh maxey dheheen xulka Spain waa Barcelona ha...
26/08/2026

Koobka aduunka gobolada lama geeyo ee caasimadaa la geeya sorry Barcelona hhh maxey dheheen xulka Spain waa Barcelona ha kaa saarto 😅💔

Xalay yaabka dhacay Ronaldo kaambiyadii h**e baa ka badalay iyada oo Alnasr lagu leeyahay 2 iyo 0 markaas baa ka yiri ad...
26/08/2026

Xalay yaabka dhacay Ronaldo kaambiyadii h**e baa ka badalay iyada oo Alnasr lagu leeyahay 2 iyo 0 markaas baa ka yiri adaa nadiga dheeraad ku ahe Soo bax intaas kadib Alnasr wey u kala badashay Ronaldo ciil 😅

Ar waxaan tabcaanka ah nagadaya ha nooso qaadina Barca buuba u dhimanayaaye
25/08/2026

Ar waxaan tabcaanka ah nagadaya ha nooso qaadina Barca buuba u dhimanayaaye

Labo Manchester farqiga u dhexeeya waataas mid intii laga dhaliyey baa loogu dhameeyey midna intii laga dhaliyey bey com...
23/08/2026

Labo Manchester farqiga u dhexeeya waataas mid intii laga dhaliyey baa loogu dhameeyey midna intii laga dhaliyey bey comeback sameysay, waan la yaabana dadka Manchester city kaalinta 4aad iyo 3aad u saadalinaayey

Ciyaaryahanka isku dayga dil ugu badan loogu hanjabay waa Messi  koobkii aduunka, hadii lugta uu ku ciilay waxey isku da...
09/08/2026

Ciyaaryahanka isku dayga dil ugu badan loogu hanjabay waa Messi koobkii aduunka, hadii lugta uu ku ciilay waxey isku dayaayaan in ay dilaan taas waxey qireysaa in uu GOAT yahay 😅💔

Address

Calafornia
Nairobi

Telephone

+252907460808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taariikhyahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taariikhyahan:

Shortcuts

Share