Mo Qani

Mo Qani اللهم إني أسألك حسن الخاتمة 🥰

Baladkii baardheere baan casariyo wanaagsan idinka soo leeyahay..
10/09/2026

Baladkii baardheere baan casariyo wanaagsan idinka soo leeyahay..

06/09/2026

Muuqaalka waxaa igu wehliyo nin dhalinta dagmada ay jeceshahay Abdirahman Aways

Maalin xasuus mudan iyo xaafada kurmaan.🙏
03/09/2026

Maalin xasuus mudan iyo xaafada kurmaan.🙏

17/07/2026

Legend wesbaroon mid ka mid ah halyeedada ogu fiicna ee dagmada soo maray.

16/07/2026

Mid kamid ah daafa'yada da'yarta usoo baxday dagmada baardheere waxuu uqalma qaranka U17 somalia macalimiinta xulka qaranka waxaan ka codsaneyna inay dagmada baareere ciyaartooy qaranka u qalanta ayaa ka buuxda deeganada uu macalin daadir uu ka xulanaayo inay kamid noqto ayaan rajeyneyna Somali Football Federation 1951

SALAAN NABDOON SAAXIBYAAL..
11/07/2026

SALAAN NABDOON SAAXIBYAAL..

05/07/2026

Waxaan bilaabi raba barnaamish aan kasoo diyaarin doono legends dagmada kuwii h**e iyo kuwii dhaxe si jiilka maanta ay u bartaan una xushmeeyan talooyin aga qaataan...

Halyeeyda dagmada baardheere ayaa maanta kulanka nabada isagu yimaada waxaa dib isku arkay saaxiibo in muda aan isla dhe...
03/07/2026

Halyeeyda dagmada baardheere ayaa maanta kulanka nabada isagu yimaada waxaa dib isku arkay saaxiibo in muda aan isla dheelin waloow legends badan ay dagmada ka maqan yihiin hadana inta dagmada joogta waa inay kulamadaan oo kale ay dib ugu midoobaan..

02/07/2026

Ciyaal xamarku ma duqoobaan😅👏

Waxna waad udhalataWaxna dhiiranaan-tiyoWaxa dhala ayaamaha.
26/06/2026

Waxna waad udhalata
Waxna dhiiranaan-tiyo
Waxa dhala ayaamaha.

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Qani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share