14/01/2026
🇷🇺 🇻🇪 🇮🇷 ​Iyadoo Vladimir Putin uu ahmiyaddisa oo dhan iskugu geeyay dagaalka Ukraine, xukuumadaha keli-taliska ah ee ka bilaabma Venezuela ilaa Iran ayaa ogaaday in taageeradii Ruushka ay ka maqan tahay xilligii ay aad ugu baahnaayeen.