AbdiQani Qiyas

AbdiQani Qiyas Content Creator || Graphic Designer || Video Graphic || Public Figure || Digital Voice | Social Impact Advocate.

Waxaa shalay noosoo dhamaaday ilaalinta imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga dhexe. Alx guulo badan ayan u rajenynaa d...
18/06/2026

Waxaa shalay noosoo dhamaaday ilaalinta imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga dhexe. Alx guulo badan ayan u rajenynaa dhaman ardayda gashay imtixaanka.

Arbaco, Budbud, 17 - June- 2026. ✍️Waxaa maanta si nabad ah noogu soo dhamaaday imtixaanki shahaadiga ahaa ee dugsiga Dh...
17/06/2026

Arbaco, Budbud, 17 - June- 2026. ✍️

Waxaa maanta si nabad ah noogu soo dhamaaday imtixaanki shahaadiga ahaa ee dugsiga Dhexe, kaas oo maalmahaan nooga socday deegaanka Budbud, ee degmada Afbarwaaqo, ardayda sanadkaan deegaanka Budbud ku gashay imtixaanka tiradooda waxay ahaayeen 124 arday, si nabad ah ayuu noogu soo dhamaaday Alxamdulilaah, ardayda waxan u rajenaynaa guulo intaan ka badan insha allh.

Axad, 14-06-2026, Budbud. ✍️ Waxaa maanta deegaanka Budbud nooga bilowday Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhex...
14/06/2026

Axad, 14-06-2026, Budbud. ✍️

Waxaa maanta deegaanka Budbud nooga bilowday Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhexe, aradyda soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan rer Galmudug waxaa idiin rajenaynaa guuulo intaan ka badan insha allah, qof walbo idinka mid ahna dhibaco uu ku qanacsanyahay alle ha siiyo. 🙏🫡

Omar Abdulkadir Artan to the world 🌎 keep going Brother 🙏 you deserve it. 🫡
11/06/2026

Omar Abdulkadir Artan to the world 🌎 keep going Brother 🙏 you deserve it. 🫡

11/06/2026

Xaguu ku dambeyey saaxiibkagi ay waalidkaa kugu oran jireen ka daba har?

Weliba way isdaba yaalaan wararkooda. 😂
10/06/2026

Weliba way isdaba yaalaan wararkooda. 😂

10/06/2026

Mr. Ansax oo hawada lagu cunay ayaa ii sawiran, ka dib markii xil ay u codeeyaan Shariif Xasan. 😂

09/06/2026

Aqal Soomaaliga muxuu ka koobanyahay? ✍️👌

Talo caafimaad. ✍️
07/06/2026

Talo caafimaad. ✍️

Adresse

Moritino
Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von AbdiQani Qiyas erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen