Somali Future Sports

Somali Future Sports (Natiijada ciyaaraha iyo Wararka Suuqa kala iibsiga intaba kala soco Page-keena. Follow dheh hada.) Mahadsanid.⚽️⚽️🏆🏆 100k......

Hambalyo Man City oo guul weyn gaartay hogaankana u soo dhawaatay.👀👉
09/05/2026

Hambalyo Man City oo guul weyn gaartay hogaankana u soo dhawaatay.👀👉

09/05/2026

PEP GUARDIOLA OO KU MAADSADAY MANCHESTER UNITED|| TABABARAHA CITY OO SI DADBAN UGU MAADSADAY KOOXDA MANCHESTER UNITED.......👉🤔

Chelsea ilaa hada waxey raadinayaan guushoodi ugu horeysay in muddo ah. Maantana waxey bar baro 1-1 ah la galeen Liverpo...
09/05/2026

Chelsea ilaa hada waxey raadinayaan guushoodi ugu horeysay in muddo ah. Maantana waxey bar baro 1-1 ah la galeen Liverpool.👉👀

09/05/2026

JOSE MOURINHO OO IMAANAYA REAL MADRID|| KOOXDA REAL MADRID AYAA HESHIIS HORDHAC AH LA GAARTAY JOSE MOURONHO......👀👉

08/05/2026

MANCHESTER UNITED OO HESHAY DAKHLI BADAN|| KADIB U SOO BIXITAANKII CHAMPIONS LEAGUE, UNITED WAXEY HESHAY LACAG FARA BADAN.......👀👉

Dakhliga cusub ee u soo xarooday kooxda Manchester United ayuu noqon doonaa ciwaanka aan ka hadli doona caawa.
08/05/2026

Dakhliga cusub ee u soo xarooday kooxda Manchester United ayuu noqon doonaa ciwaanka aan ka hadli doona caawa.

🚨 Roy Keane: "Adigoo ahaan lahaa Pep Guardiola ama Mikel Arteta oo ku jira maalmahaaga fasaxa, kadibna aad maqasho Micha...
08/05/2026

🚨 Roy Keane: "Adigoo ahaan lahaa Pep Guardiola ama Mikel Arteta oo ku jira maalmahaaga fasaxa, kadibna aad maqasho Michael Carrick ayaa si rasmi ah loogu magacaabay shaqada tababarnimo ee kooxda Manchester United..."

"Ma waxey kula tahay in ay ka nixi lahaayeen?" 🤔👀

🚨 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Fede Valverde iyo Aurélien Tchouaméni ma ciyaari doonaan kulanla El Clásico, sida ay warisay The Athletic. ❌
08/05/2026

🚨 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Fede Valverde iyo Aurélien Tchouaméni ma ciyaari doonaan kulanla El Clásico, sida ay warisay The Athletic. ❌

08/05/2026

MUXUU SALKA KU HAYAA DAGAALKA VALVERDE IYO TCHOUMENI|| KHILAAF XOOGAN AYAA KA DHEX QARXAY GUDAHA MADRID.......🤯🤔

📊 Ciyaartoyda dhalisay 𝟔𝟎+ 𝐆ool ee Xul iyo kooxba season gudihiisa waa:• HARRY KANE• LIONEL MESSI• CRISTIANO RONALDO• LU...
08/05/2026

📊 Ciyaartoyda dhalisay 𝟔𝟎+ 𝐆ool ee Xul iyo kooxba season gudihiisa waa:

• HARRY KANE
• LIONEL MESSI
• CRISTIANO RONALDO
• LUIS SUÁREZ

🚨🏥: Valverde ayaa isbitàal lala cararay kadib marki uu Tchouaméni feer la dhacay, taasoo sababtay in uu miir daboolmo.⚠️...
07/05/2026

🚨🏥: Valverde ayaa isbitàal lala cararay kadib marki uu Tchouaméni feer la dhacay, taasoo sababtay in uu miir daboolmo.⚠️

Xaaladda Madrid ayaa qasan maalmihii u dambeeyey.

Address

Nairobi
254705372289

Telephone

+252617839359

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Future Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Future Sports:

Share